Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Waaxda Kormeerka ee Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la qaatay madax ka socotay NIS foundation

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxda Waaxda Kormeerka ee Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la qaatay madax ka socotay NIS foundation
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta kulan miro dhal ah kula qaadatay xarunta Wasaaradda Hay’adda NIS Foundation.

Kulanka oo uu shir gudoomiyay Agaasimaha Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta, Mudane Maxamuud Siciid Nuur ayaa ujeedkiisu ahaa dardargelinta heshiis is-afgarad oo ay goor sii horaysay kala saxiixdeen Waaxda Kormeerka iyo Hay’adda NIS- Foundation.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Shirka ayaa lagu faaqiday sidii looga miro dhalin lahaa is-garadka looguna bedeli lahaa heshiis rasmi ah oo ay ka wada faa’idaystaan labada dhinac.

Waxaa sidoo kale, shirka si gaar ah diiradda loogu saaray sidii qiimayn (Evaluation) dhab ah loogu sammeyn lahaa mashaariicda dhammaaday iyo u diyaargarowga kuwa gabogabada maraya ah, iyadoo Agaasimaha Kormeerka iyo Qiimaynta uu faahfaahiyay siyaasadda kormeerka iyo Qiimaynta oo dhawaan Golaha Wasiiradda ay ansixiyeen.

Previous Post

Doodda cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG oo maanta la bilaabay “SAWIRRO”

Next Post

Soomaaliya oo ka qeybgashay kalfadhigga 68-aad ee Qaramada Midoobay

Next Post
Soomaaliya oo ka qeybgashay kalfadhigga 68-aad ee Qaramada Midoobay

Soomaaliya oo ka qeybgashay kalfadhigga 68-aad ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In