Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Wasaaradda Cadaaladda XFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxda Wasaaradda Cadaaladda XFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga doodayay howlaha hortabinta u leh bahda Caddaaladda heer Federaal iyo dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho

Kulankan oo uu shirgudoominayay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka mudane Feysal Aadan ayaa waxa goobjoog ahaa Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Caddaaladda dowlaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka, qaar ka mid ah agaasime waaxeedyada iyo Lataliyeyaasha Wasaaradda.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Ujeeddada kulankan oo mudo laba maalin socon doona ayaa ah in wada tashi laga yeesho Wajiga labaad ee Mashruuca Caddaaladda iyo Asluubta (JJCP PHASE-2) ee Wasaaradaha Caddaaladda XFS iyo kuwa dowlad goboledyada iyadoo lagu saleynayo hawlaha hortabinta u leh Xukuumadda.

Intii lagu guda jirey kulanka ayaa Xoghayaha Joogtada ah kula dardaarmay Agaasimayaasha Guud  in wada shaqeyn dhaw ay yeeshaan si loo dardar galiyo howlaha farsamo ee Wasaaradaha dowlad goboledyada iyo mida Faderaalka.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalaya shirka ka dhacaya Doha 

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kormeeray Bakhaar la dhigay gargaar ay Hay’addu gaarsiisay Garoowe

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kormeeray Bakhaar la dhigay gargaar ay Hay’addu gaarsiisay Garoowe

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kormeeray Bakhaar la dhigay gargaar ay Hay’addu gaarsiisay Garoowe

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In