Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Wasaaradda Howlaha Guud Oo Dardar Gelineysa Ololaha Isxilqaan Ee Lagu Dhisayo Xarumaha Danta Guud “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxda Wasaaradda Howlaha Guud Oo Dardar Gelineysa Ololaha Isxilqaan Ee Lagu Dhisayo Xarumaha Danta Guud “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeenta ayaa kulan lagu dardargelinayo shaqada Olalaha Isxilqan la qaatey howlwadeennada olaha isxilqaan, kaasi oo u jeedkiisu ahaa in la dar dargeliyo barnaamijkan lagu dhisayo xarumaha danta guud ee dalka.

Ismaaciil Macalin Cabdullaahi Isuduwaha Ololaha is xilqaan ayaa Wasaradda uga mahadceliyay xog wareeysiga ay la qaadatay, isla markaana ay sii labo jibaarayaan ololaha Isxilqaan ee la doonayo in markale lagu dhiso xarumaha danta guud ee ku bur buray colaadihii dalka ka dhigay.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Wasaaradda Howlaha Guud ayaa kalin ku leh sidii loo sii dhaqaajin lahaa in lasii wado howlaha isxilqaan.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeenta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cali  Adaan Hoosoow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Ololaha Isxilqaan aysan ku ekaan doonin caasimadda oo kaliya, isla markaana ay ka hirgelin doonaan qaar ka mid ah Gobollada dalka, si dib loogu dhiso xarumaha danta guud.

Nadiijada Isxilqaan Dalkaaga ku dhisa waxaa ka soo baxay muuqaalo qurxoon oo lagu dhisay xarumo Danta Guud oo ay ugu horeyso Tiyaatarka Qaranka, Madxafka iyo xarumo kale.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgal Ka Dhan Ah Maleeshiyada Al-Shabaab Ka Sameeyay Gobolka Shabeelaha Dhexe

Next Post

Akhriso: Nuxurka Khudbadaha Ay Madaxda Maamul Goboleedyada Ka Jeediyeen Shirka Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Akhriso: Nuxurka Khudbadaha Ay Madaxda Maamul Goboleedyada Ka Jeediyeen Shirka Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Akhriso: Nuxurka Khudbadaha Ay Madaxda Maamul Goboleedyada Ka Jeediyeen Shirka Dhuusamareeb “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In