Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Guddiga Qorsheynta ee Golaha Aqalka Sare

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxda Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Guddiga Qorsheynta ee Golaha Aqalka Sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali, oo ay wehliyaan Agaasimhaha Guud ee Wsaaradda, Mudane Maxamed Shire, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka, Mudane Sharma’arke Maxamed Faarax iyo Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa maanta kulan ku saabsanaa hawlaha guud ee Wasaaradda u xil saaran tahay la qaatay Guddiga Arrimaha Dibedda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhagaalaha ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka iyo Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamed Shire iyo Mudane Sharma’arke Maxamed Faarax ayaa faahfaahin buuxda ka siiyay Guddiga waxyaabaha lagu guuleystay iyo shaqooyinka ay mas’uulka ka yihiin, iyagoo hoosta la xariiqay sida ay Wasaaradda uga go’antahay hufnaanta shaqo iyo howlaha guud ee Hay’ adda Istaatistikada Qaranka u xilsaaran tahay iyo Qorshayaasha uga diyaarsan qabashada tirakoobyo Qaran oo lagu kalsoonaan karo.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Dhanka kale, Agaasime-waaxeedyada Wasaaradda ayaa ugu dambayntii Guddiga uga jawaabay sua’aalo ku saabsanaa Qosrhe-hoawleedka sanadka, Fullinta mashaariicda iyo qulqulka deeqaha horumarineed, waxayna soo bandhigeen sida ay bulshadii loogu talagalay ay uga faa’ideysteen mashaaricdaas iyo habraacyadii fulineed ee la isticmaalay.

Previous Post

Guddiga Ololaha Hooyo Badbaadi Hal Qoys oo lagu wareejiyay shixnad gargaar ah

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Safiirka Imaaraadka iyo Xildhibaanno

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Safiirka Imaaraadka iyo Xildhibaanno

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Safiirka Imaaraadka iyo Xildhibaanno

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In