Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxdii ka qayb gashay shir Jabuuti ku soo idlaaday oo ka hadashay {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxdii ka qayb gashay shir Jabuuti ku soo idlaaday oo ka hadashay {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkani oo  socday mudo afar maalin ah  ayaa lagu soo gabagabeeyay  dalka jabuuti waxaana looga hadlayay arimaha  Burcad badeeda iyo sida  loo maxkamadeedyo dad lagu soo qabto falalka burcad badeednimo  ayadoo loo marayo hamka shuruucda caalamiga ah  waxana ka qebgalay wafdi ka socda dowladda somalaiya  iyo maamuladda  Puntland, Somaaliand;Galmudug.iyo xubna ka socday dowladdaha  Mareekanka , Ingariiska ,Norway,isla markana ay soo qaban qaabisay hay,adda  midowga  yurub u qaabilsan la dagaalanka Burcad badeeda ee I U Cop.

Inta uu socday  shirka ayaa waxaa lagu fala guray  sida xal loogu heli karo arimaha burcad badeeda iyo sida loo maxkamadadeenayo ,islamarkaana layska kaashan lahaa dhawrista shacriyadda dowladda qeybta ka ah  la dagaalka  burcad badeeda .

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Xeer ilaaliyaha Ku –xigeenka Kobaad ee dowladda federaalka Somaaaliya  Dr Axmed Cali Abuukar oo horkacayay wafdigaasi Soonaaliya u matalaiyaay shirka  ayaa  xafiiska ugu warbixyay maanta waxyabaha shirkaasi looga hadlay ka dib markii maanta dalka uu dib ugu soo laabtay.

“ajantaheeda wax uu ahaa loogana hadlayay  burcad badeeda iyo sharuucda lagu dhaqaayo burcad badeeda  runtii waxuu ahaa shir aad iyo aad muhiim u ah  yacni dowladdaha gobalka  sida badan ay isku yimaadeen waxaa kale goobjooga ayaa ka ahaa  dowladda  mareekanka  dowladda ingariiska iyo Norway iyo dad qubaraha ah oo sharci yaqaana ah  sida badan ku howlanaa  maxkamadeenda burcad badeeda  waxaan dhahi karnaa shir aad iyo aad muhiim u ah ayuu ah dood furan oo sida badan ay  qusaynaysay arimaha qaanuunka ayaa looga dooday  waxuuna ahaa shir aad iyo aad muhiim u ah” ayuu yiri.

Sidoo kale shirka ayaa inta uu socday  waxaa   lagu gorfeeyay in dowladda Soomaaliya laga gacan siiyo maxkamadeenta  burcad badeeda si dalkooda loogu  xukumo sida mar labaad uu sharaxay Dr Axmed Cali Abuukar Xeer ilalaiye Ku Xigeenka labadd ee Qaranka .

“ in loo masaafuriyo shiishilis ama banbaasa loo masaafuriyo  ee hashiiso lagula  galo waxan u dal qadan karna mahan  qaanuun qabana ma jiro  arintaasi dowladda ingariiska qubaradii ka socday ee qanun yaqaanada ahaa  aad iyo aad aye ugu ka hadleen  markeenka  iyo Norway sidaa oo kale waxaa kale oo aan u sheegnay  in ay dhacday  dad aabn qaanuunka qabin in la maxkamadeeyo aan qaankarin dhalinyara ah in ay ku xiran yahiin  xabsiyada kuna qan garay  arintaasi waa arin ka baxsan  bani aadinmada  ka baxsan waaye s hirka aad wax yaanaha looga hadlay aye ka mid ahayd waxana laysku raacay in aysan dhacni doonin wax ka manta ka dabeeyo ma dhaci doonta arintaasi”ayuu yiri Axmed.

Dowladda Somaaliya oo kaashanayso dowladdaha   saxiibka la ah ayaa  dadaal xoogan ugu jirtay sanadahii dabe ka cirib tirka burcad badeeda biyaha dalkeena Somaaliya  balse  iminka hay,addaha sharciga dalka ay dadaal ugu jiraa sidii dhalinyaradda lagu qabtay biyaha somaaliya sidii loogu maxkamadeen  lahaa wadanka .

20150614_092343 20150614_092347 20150614_092351 20150614_093020 20150614_093026 20150614_093030 20150614_120055 20150614_140722 20150614_140726

Previous Post

Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo Qansax dheere gaaray

Next Post

Baarlamaanka oo Muqdisho kulan ku yeeshay

Next Post

Baarlamaanka oo Muqdisho kulan ku yeeshay

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In