Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxtooyadda Soomaaliya oo ka tacsiyeeysay Geeridda Allaha u naxariistee Garyaqaan Yuusuf Xaaji Nuur.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxtooyadda Soomaaliya oo ka tacsiyeeysay Geeridda Allaha u naxariistee Garyaqaan Yuusuf Xaaji Nuur.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha warfaafinta madaxtooyadda Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Garyaqaan Yuusuf Xaaji Nuur oo dhawaan geeriyooday.

Agaasime C/nuur ayaa tacsida la wadaagay Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, Bahda cadaaladda Puntland, iyo si gaar ah qoyskii uu ka baxay Marxuum Yuusuf Xaaji Nuur.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

“Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi u direysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo gaar ahaan bahda Garsoorka Dowlad Goboleed Puntland iyo qoyskiisaba geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Guddoomiyaha Maxkmadda Sare ee Puntland Garyaqaan Yuusuf Xaaji Nuur.

Marxuumku wuxuu ahaa shakhsi dadkiisa u adeegay, udub dhexaadna u ahaa hay’adaha caddaaladda iyo garsoorka ee #Puntland. Waxaan Alle uga baryaynaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo. Aamiin”.

Sidaasi waxaa yiri agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyadda dalka.

Previous Post

Kulan guud ee Xubnaha Golaha Shacabka BFS oo goordhow furmay.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasibad ay ku qalin jabinayeen Dufacaddii 20-aad ee ka baxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasibad ay ku qalin jabinayeen Dufacaddii 20-aad ee ka baxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasibad ay ku qalin jabinayeen Dufacaddii 20-aad ee ka baxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In