Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha Dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo loogu soo Dhaweeyay magaalada Jigjiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxwaynaha Dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo loogu soo Dhaweeyay magaalada Jigjiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxaweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya.

Wafdiga Madaxweynaha, ayaa Waxaa garoonka diyaarada Jigjiga ku soo dhaweeyay madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Ismaamulka Soomaalida.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud, ayaa la filayaa in uu kulan gaar ah la yeesho Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar iyo Mas’uuliyiinta Maamulkaasi.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Xafiiska Madaxweynaha Feysal Muuse Maxamuud, oo la socda Wafdiga ayaa ku soo waramaya in qodobada ugu muhiimsan ee la isku soo hadal qaani doono ay ugu waaweynyihiin iskaashiga dhinacyada Ammaanka, Ganacsiga, Waxbarashada, dagaalka ka dhanka argagixisada iyo xoojinta Xiriirka u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ee uu maanta ku tagay Magaalada Jigjiga ayaa noqoneysa, booqashiid ugu horreysay oo rasmi ah oo uu halkaasi ku tago.

Previous Post

SAWIRO: Ciidanka Sida Gaarka ah u tababaran ee Danab oo howlgal qorsheysan ku qabtay Horjoogayaal Shabaab ka mida

Next Post

SAWIRO: Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtey kismaayo, sheegayna in uusan ahayn Murasha Maxwaynaha Dalka

Next Post
SAWIRO: Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtey kismaayo, sheegayna in uusan ahayn Murasha Maxwaynaha Dalka

SAWIRO: Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtey kismaayo, sheegayna in uusan ahayn Murasha Maxwaynaha Dalka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In