Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha Galmudug oo dhagax dhigay wado isku xirta C/waaq iyo Hobyo-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Madaxwaynaha Galmudug oo dhagax dhigay wado isku xirta C/waaq iyo Hobyo-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucan oo lagu dhisayo wado dheer oo isku xirta degmooyinka C/waaq iyo Hobyo oo Galgaduud iyo Mudug ka kala tirsan ayaa waxaa maanta dhagax dhigay madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ay whliyaan mas’uuliyiin kale oo maamulka ka mid ah.

Dhawr Shirkadood oo maxali ah ayaa hadda ku hawlan  dhismaha wadadan oo ka bilaabata afaafka hore ee degmada Cadaado, walina ma helin maalgalin balaaran oo hawsha lagu socod siiyo.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Cilmi Nuure Wehliye waxa uu madax u yahay mid ka mid ah Shirakadaha halkan ka shaqaynaya, waxa uu Radio Muqdisho u sheegay in ay faleen dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay ilaa 1km oo Jaay ah, balse ay ku tashanayaan shacabka iyo maamulka Galmudug.

Gudoomiyaha degmada Cadaado C/llahi C/raxmaan ayaa faahfaahin ka bixiyay wadadan iyo meelaha la qorsheeyay inay marto, waxaana uu sheegay in wadadan oo ka bilaabata Cadaado ay marayso deegaanada Gidhays, Ardo, Baxdo, Qaydaro, Bajeela, Wizil, Gawaan iyo Hobyo, iyadoo dhinaca Galbeedna u aadi doonta degmada C/waaq.

Madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in ka maamul ahaan ka shaqaynayaan hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha, waxaana dhismaha wadadan uu ugu yaboohay 50-kun oo Doller.

Bilaabashada dhismaha wadadan oo loo arko inay tahay mid muhiim ah u ah Galmudug ayaa ku soo aaday waqti hawlgalinta Dekada Hibyo dhawaan la filayo.

DSC00440 DSC00441 DSC00442 DSC00444 DSC00453 DSC00455 DSC00464 DSC00465 DSC00471 DSC00472 DSC00474 DSC00477 DSC00481 DSC00486 DSC00495 DSC00537 DSC00538 DSC00539 DSC00540 DSC00543

W/D: Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay adkeynta amniga iyo hagaajinta bilicda

Next Post

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay adkeynta amniga iyo hagaajinta bilicda

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In