Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha Liibiya Wafiz Al-Sarraj oo la kulmay Donald Trump iyo Washintoon oo Taageertay heshiiska Siyaasadeed ee dalka liibiya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxwaynaha Liibiya Wafiz Al-Sarraj oo la kulmay Donald Trump iyo  Washintoon oo Taageertay heshiiska Siyaasadeed ee dalka liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha Liibiya Wafiz Al-Sarraj ayaa Jimcihii kulan laqaatay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kulankasi oo kadhacay Aqalka Cad .

Al-Sarraj ayaa horay ula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Rex Tillerson, wuxuuna ka wada hadalnay sidii loo taageeri lahaa dadaalada Qaramada Midoobay ku doonayso Β Arrimaha Gaarka ah ee D dalka Liibiya

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Gaassan Salameh ayaa waxa u sheegay . Tillerson in uu xaqiijiyay taageeradiisa buuxda ee dalka Soomaaliya ay uu hayan, iyo Xukuumadda Dib-u-heshiisiinta Qaranka iyo ballan-qaadkooda ku aaddan taageerada dadaalka dadka Liibiya si loo dhiso mustaqbal deggan, midnimo iyo barwaaqo. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu sii wadi doono taageerada heshiiska siyaasadeed ee Liibiya ee lagu Β saxiixay magaalada Morocco wuxuuna u arkaa in ay tahay qaabka kaliya ee xal siyaasadeed logu heli karo.
“Isku dayga ah in la mariyo nidaamkii siyaasadeed ee QM ay taageertay ay kenay Β xalka milatari ee dalka Liibiya, waxaanay siinaysaa fursado uu fududeynay ururka Islamic iyo kooxaha kale ee argagixisada si ay ugu hanjabaan Mareykanka iyo xulafada kale,” ayuu yiri afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Heather Naewert. Intii lagu guda jiray soo dhaweynta, Tilerson ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada Liibiya in ay si wax ku ool ah uga qayb galaan dhexdhexaadinta Qaramada Midoobay si ay “u horumariyaan geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta qaran oo ay aasaas u aheyd qabsashadii Liibiya si ay u abaabulaan doorashooyin heer sare ah.”

Fayezal Sarraj ayaa booqasho ku tagay Mareykanka Jimcihii xili u ku sugna Xoghayaha Difaaca James Matisse Al-Serraj.waxa uu wajahayaa dhibaatooyin ka dhan ah xaaladdo Amaan dalka Liibiya, tan iyo markii uu dhacay xukunkii Mucamar Al-Gaddafi sanadkii 2011

Previous Post

Michael Flynn oo qirtay Arrin laxiriirta xiisadda Ruushka iyo Mareykanka

Next Post

Kulan ku saabsan dhageysiga dadweynaha ee Miisaaniyadda Dowladda 2018 oo muqdisho ka socda

Next Post
Kulan ku saabsan dhageysiga dadweynaha ee Miisaaniyadda Dowladda 2018 oo muqdisho ka socda

Kulan ku saabsan dhageysiga dadweynaha ee Miisaaniyadda Dowladda 2018 oo muqdisho ka socda

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In