Degaano hoos taga gobolka Shabellaha hoose oo ay hawlgalo ka sameyeen Ciidaanka Xogga Dalka ayaa waxaa uu Dagaal ku dhexmaray Maleeyshiyaadka Al-Shabaab
Hawlgalkasi ayaa lagu so qabtay rag ka tirsaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee hataan naf laa cariga ah ee ku ganbanya degaankasi.
Ciidaanka ayaa hataan wada siday ugaa sifayn lahayeen goobaha ay ka joogan Gobolka Shabellada hoose Maleeshiyaadka cadaystay dhibateynta shacaabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Awaare ayaa amaar ku bixiyay sidi lo soo afjari laha haraadiga Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee qaska ka wadah degaankasi hoostaga Maamul. wareysi uu siyay Radio Muqdisha Guddoomiye ku xigeenka Amniga
iyo siyaasada Maamulka Hirshabelle Abuular Aadan Caleey Balcad ayaa sheegay
in ay ku sii daba jiraan firxadka Argagixiisada Al-Shabaab ee ka caraaray hawlgalada ciidaanka Xogga Dalka.
Halkaan ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha ku Xigeenka Amniga