Saturday, February 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha oo tababar u xirey saraakiil boliis ah-Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxwaynaha oo tababar u xirey saraakiil boliis ah-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dugsiga tababarada ciidamada booliska Sooomaaliyeed ee janaraal kaahiye  ayaa maanta lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabiyeen sarakiil mudo tababar uga socday dugsiga kuwasoo horey uga soo baxay jaamacado kale duwan oo gudaha

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa sheegay in Saraakiishaan cusub ay qeyb ka  yihiin dib u habbeyn guud  oo ku socota ciidammada Booliska Soomaaliyeed qeybahiisa kala duwan, si loola jaan-qaado nooca Amniga ay Soomaaliya xilligaan u baahan tahay.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir guddoomiyey shir muhiim ah oo ka dhacay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir guddoomiyey shir muhiim ah oo ka dhacay.

February 13, 2026
AU “Ma jirto cid awood u leh inay wax ka beddelaan qaab-dhismeedka dhuleed ee Soomaaliya”

AU “Ma jirto cid awood u leh inay wax ka beddelaan qaab-dhismeedka dhuleed ee Soomaaliya”

February 13, 2026

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa tilmaamey in dedaal xoog leh uu sameeyey Taliska ciidanka Booliska wasaaraduna ay gacan ka fulinta go’aankii madaxweynaha ee dib u habeynta ciidammada Booliska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka  Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku ammaanay taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeeddadaalka uu sameeyay, waxa uuna hambalyo ujeediyay saraakiisha cusub oo noqonaya tiradii ugu badnay ee Arday Jaamiciyiin eek u biira ciidanka Boliiska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda, ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay sidii loo soo dhammeystiri lahaa agabkii ay ku shaqeyn lahaayeen  saraakiishan, isgaoo xusay in ay yihiin dhallinyaro ay Soomaaliya ay  ku faani karto.

Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa gacantiisa ugu xiray darajo laba Xiddig ah saraakiisha Qalin-jabisay, isagoo  sidoo kale dalacsiiyey saraakiil  ka tirsan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed, madaxwyenaha ayaana abaalmarinno uu u diyaariyey taliyaha ciidanka Booliska guddoonsiiyey Jaamiciyiinta saraakiisha cusub ah ee ku soo biiray Booliska Soomaaliyeed.

13702278_1088378901232207_98337806_o   13728507_1088378887898875_1259146643_o

1 2 3 4 6 7 9 10 12 14 15 17 18 19 20 21 23 24 27 30

Previous Post

Daawo Sawirrada: Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda warfaafinta oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post

Ciyaaraha gobollada oo maanta ka furmidoona Muqdisho

Next Post
Ciyaaraha gobollada oo maanta ka furmidoona Muqdisho

Ciyaaraha gobollada oo maanta ka furmidoona Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir guddoomiyey shir muhiim ah oo ka dhacay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir guddoomiyey shir muhiim ah oo ka dhacay.

February 13, 2026
0

Iyadoo ay socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

AU “Ma jirto cid awood u leh inay wax ka beddelaan qaab-dhismeedka dhuleed ee Soomaaliya”

AU “Ma jirto cid awood u leh inay wax ka beddelaan qaab-dhismeedka dhuleed ee Soomaaliya”

February 13, 2026
0

Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa maalinimadii shalay cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland,iyagoo ku dhawaaqay in tallaabadaasi ay...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫e 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐚𝐥𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐁𝐮𝐮𝐠𝐠𝐚 “𝐁𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐨𝐨𝐛𝐤𝐢𝐢 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫e 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐚𝐥𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐁𝐮𝐮𝐠𝐠𝐚 “𝐁𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐨𝐨𝐛𝐤𝐢𝐢 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚”

February 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga “Baadigoobkii Nabadda Geeska Afrika”,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

February 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In