Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha dalka oo booqday Jaamacad ay wax ka bartaan ardayda Soomaalida ee Turkiga+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dalka oo booqday Jaamacad ay wax ka bartaan ardayda Soomaalida ee Turkiga+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku sugan dalka Turkiga ayaa khudbadd ka jeediyay Jaamacad ku taala gobolka Bursa ee dalkaasi Turkiga halkaas oo arday dhigata ay ka mid yihiin Soomaalida dalkaasi wax ku barta.

Mudane Xasan sheikh Max’uud ayaa aad u bogaadiyay ardayda Soomaalida ee halkaas wax ka barta kuwaas oo uu ku dhiirigaliyay in ay ka soo dhalaalaan doorkooda waxbarasho,

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Isagoo xasuusiyay in Soomaaliya ay wax ka sugeyso, loona baahan yahay in dalka iyo dadkaba wax u soo bartaan,

Waxa uu dhinaca kale amaanay Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga fursadaha waxbarasho ee ay siisay arday Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiekh Max’uud ayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga uga qaybgalay shirka madasha lixaad ee Soomaaliya kaas oo ay ka wada qaybgalayeen madaxda Soomaalida, kuwaas oo ka kala socday maamul goboleedyada dalka ka jira, ururada Bulshada rayidka ah iyo Beesha Caalamka.

12166080_766592793441288_1732073463_n 12767643_766592790107955_1135681253_n

Previous Post

Guddoomiye Jawaari Oo Faah Faahiyey Natiijada Shirka Madaxda Baarlamaanka Carabta Ee Qaahira “SAWIRRO”

Next Post

WAR MURTIYEED Madasha Iskaashiga heerka sare ee heerka Wasiir

Next Post
Madaxweynaha iyo ku xigeenka xoghayaha guud ee Q. M. oo shir guddoomiyay shirka ka furmay Turkiga+Sawirro

WAR MURTIYEED Madasha Iskaashiga heerka sare ee heerka Wasiir

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In