Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dalka Oo Goor Dhow Gaaray Boqortooyada Sacuudiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u ambabaxay galabta Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa gaaray, iyadoo uu ka qeyb gali doono Aaska iyo Tacsida Boqor Cabdalla Bin C/casiis oo xalay ku geeriyooday Dalkaasi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa halkaasi kaga tacsiyeynaya dadka iyo mas’uuliyiinta Sacuudi geerida ku timid Allaha u naxariistee Boqorka Dalkaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Boqortooyada Sacuudiga Cali Kuus ayaa soo sheegaya in ay soo dhaweyeen mas’uuliyiin ka tirsan boqortooyada Sacuudiga, iyo mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.

Aaska Boqorka ayaa ka billowday magaalada Riyadh, iyadoo goor-dhowayd naxashka lagu sido meydkiisa la geeyay masaajidka Imaam Turki, halkaasoo salaada janaasada lagula tukaday.

Madaxda ka qaybgalaya aaska boqorka ayaa waxaa ka mida ah; Cumar Al-bashiir oo ah madaxweynaha Sudan iyo boqorka Urdun, iyadoo sidoo kalena ay ka qaybgalayaan madax kale oo ka socda dalalka reer galbeedka.

Geerida boqor Cabdalla ayaa dib u dhigtay safar uu maanta oo Jimco ah ku imaan lahaa Muqdisho madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan,

Previous Post

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo tababar loogu furey Guraceel

Next Post

Madaxweynaha Turkiga oo ka degay Jabuuti “DAAWO”

Next Post
Madaxweynaha Turkiga oo ka degay Jabuuti “DAAWO”

Madaxweynaha Turkiga oo ka degay Jabuuti "DAAWO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In