Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dalka Oo Kulamo Afgooye Kula Leh Qeybaha Bulshada Iyo Saraakiisha Ciidama

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida G/Sarre Cabdulqaadir Xaaji Maxamed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta booqasho ku gaaray magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa kulamo halkaasi kula leh mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Saraakiisha Ciidamada ee ka howlgalaya Gobolkaasi, iyadoo madaxweynaha uu kala hadlayo xubnhaasi arrimo kale duwan.

Madaxweyanaha ayaa markii uu gaaray magaalada Afgooye waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay qeybaha bulshada ee magaaladaasi, waxaana socdaalka madaxweynaha ku wehliya Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xubno ka tirsan labada gole.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha ayaa kulamo kula leh halkaasi Qeybaha kale duwan ee Bulshada,Saraakiisha ciidamada Qalabka sida, iyo kuwa Amisom oo uu kala hadlayo Xoojinta Dowladnimada iyo ka shaqeynta Amniga, oo muhiimad gaar u leh bulshada, waxaana Saraakiisha uu kala hadlayaa  sidii loo sii xoojin lahaa Ciribtirka UGUS iyo ka shaqeynta Amniga iyo caqabadaha jira.

Kulamadaasi oo socda Wixii ku soo kordha waan idiin la socodsiin doonaa Insha’allah

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Ganacsatada Magaalada Johannesburg Oo Heshiis Gaaray “Sawirro”

Next Post
Ganacsatada Magaalada Johannesburg Oo Heshiis Gaaray “Sawirro”

Ganacsatada Magaalada Johannesburg Oo Heshiis Gaaray “Sawirro”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In