Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dalka Ruushka oo 755 Diplomaasiyiin Mareykan ah ka Eryey Dalkiisa

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha  Dalka  Ruushka oo 755 Diplomaasiyiin Mareykan ah ka Eryey Dalkiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Amarkan uu soo saaray madaxweynaha dalka Ruusha Vladimir Putin ayaa faraya in wadanka ruushka ay ka baxaan ilaa 755 diblomaasiyiin Mareykan ah kuwaasi oo ka shaqeynayay dalka Ruushka.

Madaxweynaha Ruushka oo lahadlayaay Televisionka dalkaasi ayaa sheegey in ilaa 1000 qof ay ka howlgalayeen safaaradda  iyoqunsuliyadda Mareyakanka ee Ruushka isagoo amaray in ay ka baxaan dalkaasi 755 waxaana qeyb ka ah kuwo u dhashey dalka Ruushka oo iyagana shaqada joojinaya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Go’aanka ay qaadatay Dowladda Ruushka ayaa jawaab u ah talaabadii cuna qabataynta uu Mareykanbku ku saaray Ruushka.

“Waxaan filayay in xiriirka Mareykanka iyo Ruushka uu intaasi ka sii wanaagsanaado, balse tani waxay jawaab u tahay talaabada Mareyakanka uu qatay, waxaana xaqiijinayaa in 755 diblomaasi  oo Mareykanka ay dalka ka baxayaan”, Ayuu Yiri Madxweyne Putin.

Dowladda Mareykanaka ayaa ku tilmaantay amarka ka soo baxay madaxweyne vladamir Putin in uu noqon doono mid awaaqib xun ka dhasha islamarkaana uu yahay daandaansi.

Xukuumadda Moscow ayaa intaasi ku dartay in wixii agab ah ay ku shaqeynayaan ay la wareegayso, waxayna sheegtey in ay jiraan talaabooyin hor leh oo ay qaadayso Xuukuumadda.

Mareykanka iyo Ruushka ayaa kamid ah wadamada codka diidmada Qeyxan ee Vetoga kuleh Golaha amaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa, waxaan tani ay sare u qadaysaa qilaafka dhanka diplomaasiyadda ee ka dhexeeya labada Dal.

SONNA:

Previous Post

Golaha shacabka oo diiday codsiga wasiirka arimaha dastuurka

Next Post

Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre: Shacabka Soomaaliyeed meel ha uga soo wada jeestaan ficilada Argagixisada

Next Post
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre: Shacabka Soomaaliyeed meel ha uga soo wada jeestaan ficilada Argagixisada

Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre: Shacabka Soomaaliyeed meel ha uga soo wada jeestaan ficilada Argagixisada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In