Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

MADAXWEYNAHA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG OO HAMBALYO U DIRAY UGAAS XASAN UGAAS KAHLIIF

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo manta oo ay taariikhdu tahay 25 ka Luulyo, 2016 lagu caleemo saaray xarunta gobolka Hiiraan ee Baledweyne.

Dhambaalkan bogaadinta iyo hambalyada xambaarsan ayuu madaxweynaha Galmudug kasoo diray dalka Hindiya, halkaas oo uu u joogo arimo caafimaad. Madaxweyne Cabdikariim ayaa yiri “Waxaan dareenka farxadeed la qaybsanayaa dadka gobolka Hiiraan guud ahaan, gaar ahaanna qoyska reer Ugaas, waxaanan Alle ka rajeynayaa in uu masuuliyaddaas la garab galo Ugaas Xasan”.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweyne Cabdikariim ayaa intaas ku daray in ay Ugaasyadu yihiin dhaqan soo jireen ah, isla mar ahaantaasna gacan ka geystay nolosho, dhanqanka iyo nabadgelyada umadda Soomaaliyeed isla mar ahaantsaana ay kaalinweyn ku lahaayeen geeddi-socodyadii lagu soo yagleelay Xukuumadihii KMG aha iyo tan haatan jirta.

Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “Waxaan rajeynayaa in Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu kaalin wax ku ool ah ka qaadandoono nabadaynta iyo isu soo jeedidda dadka Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaanna kuwa gobolka Hiiraan iyo nawaaxigiisa”.

DHAMMAAD!

Previous Post

Dhagayso: Xildhibaanada iyo Qeybaha Bulshada Jubbaland oo soodhaweeyay Howlgalda ka dhanka ah Al-Shabaab.

Next Post

Madaxweynaha oo Hambalyo u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Next Post

Madaxweynaha oo Hambalyo u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In