Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay Madaxa Hay’add Care

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay Madaxa Hay’add Care
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Care International ee Soomaaliya  Raheel Nasir Chaudhary, kaasi oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka midtahay dar-dar gelinta Mashaariicda ay hay’adda Care kafuliso Puntland  iyo sidii kor loogu qaadi lahaa mashaariicdaasi.

Madaxa Hay’adda Care ee Soomaaliya Mudane Raheel Nasir ayaa tilmaamay in hawlaha iyo shaqooyinka ay hay’addu kaqabato Puntland ay ka midtahay tayenta Waxbarashada Aasaasiga ah oo ay ugu horeyso farsamada gacanta oo uu sheegay inay muhiimad gaar ah u leedahay wax soo saarka iyo Horumarka deegaanada maamulka Puntland.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale Raheel Nasir ayaa sheegay in Wasaaradda Deegaanka kala shaqeeyaan Ciidamada ilaalinta Deegnaanka, la-dagaallanka xaalufinta Deegaanka, Buuxinta Boholaha, Qaabaynta Harooyinka, Ilaalinta Dhirta iyo Duurjoogta.

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hay’adda Care ku boooriyey dar-dargelinta iyo kor uqaadidda Adeegyada Bulshada iyo ilaalinta Deegaanka iyo Duurjoogta isla markaasi tilmaamay sida ay lagama maarmaanka u tahay in  hay’adda Care dhug u yeelato Deegaanka iyo Aafooyinka Dabiiciga ah oo marar badan saamayn ku yeesha Nolosha Aadanaha, duurjoogta iyo guud ahaanba Deenkaanka Puntland.

Previous Post

Saxaafadda gaarka loo leeyahay oo talooyin ka soo jeedisay shirka Qaran ee Warbaahinta Soomaaliya

Next Post

Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka oo bogaadiyay shirarka ay dowladdu qabato

Next Post
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda

Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka oo bogaadiyay shirarka ay dowladdu qabato

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In