Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe waxaa uu magaalada Gaalkacayo kula kulmay cuqaasha, nabadoonada iyo waxgaradka Gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo.

Kulankan oo ay ka qeybb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Mudug ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha Puntland iyo sidoo kale saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, kulankaas oo ahaa kulan xog waran ayaa waxaa odayaashu ay Madaxda warbixin ka siiyeen guud ahaan xaaladda Gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Dhinaca kale cuqaasha, nabadoonada iyo waxgaradkii ka qayb galay kulanka ayaa waxay ku tiiqtiiq sadeen sida ay u arkaan dagaalada soo noqnoqday ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo iyo sida ay ula muuqato aragtidooda sidii xal waara loogu heli lahaa sidii magaalada Gaalkacayo iyo bulshada ku dhaqan ay u heli lahaayeen xasilooni iyo xal waara oo lagu xasiliyo nabad gelyada magaalada Gaalkacayo.

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa cuqaasha iyo nabadoonada Gobolka Mudug uga mahad celiyay sida ay markasta ugu howlanyihiin sidii loo qaboojin lahaa xaaladda magaalada Gaalkacayo, wuxuuna tilmaamay in Puntland ay kaalin weyn ka geysan doonto sidii bulshada magaalada Gaalkacyo ay nabad-elyo iyo deris wanaag ugu wada noolaan lahaayeen.
IMG_4181 IMG_4190 IMG_4192 IMG_4196
 
Previous Post

Hanaanka Ay Gobollada Waqooyiga Soomaaliya Ku Dooranayaan Xildhibaannada Labada Aqal Oo Go’aan Laga Gaaray ….AKHRISO

Next Post

Wasiiro ka tirsan Galmudug oo socdaal shaqo ku tagay Hobyo “SAWIRRO”

Next Post
Wasiiro ka tirsan Galmudug oo socdaal shaqo ku tagay Hobyo “SAWIRRO”

Wasiiro ka tirsan Galmudug oo socdaal shaqo ku tagay Hobyo "SAWIRRO"

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In