Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo booqanaya deegaanadii dhowaan lagu dagaalamay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha galmudug: ” Aad ayaan u soo dhaweynayaa shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo SH/Dhexe”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed iyo xubno ka tirsan maamulkiisa oo xalay ka ambabaxay magaalada Gaalkacyo ayaa saaka lagu soo waramayaa in ay gaareen deegaanka Jirey oo kamid ah goobihii dhowaan ay ku dagaalameen ciidanka Galmudug iyo maleeshiyaadka Al-shabaab ee bariga gobolka Mudug.

U jeedada kormeerkan ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii mas’uuliyiinta ay u ogaan lahaayeen xaaladda deegaanada iyo sidii loo dhiirgelin lahaa ciidanka maamulka Galmudug maadaama ay ka itaal roonaadeen kooxda Al-shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed, ayaa sheegay in dagaalka ciidanka maamulkiisa ay la galeen kooxda Al-shabaab ay ugu dileen in k badan 110 maleeshiye halka tiro kale oo ku dhow 100 maxaabiis ahaan loogu qabtay isla markaana lagu hayo xabsiyo ku kala yaala magaalooyinka Cadaado iyo Gaalkacyo.

C/kariim Xuseen Guuleed, madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa sidoo kale sheegay in ay ka go’an tahay in ay bacsadaan haraadiga maleeshiyaadka laga adkaaday eek u dhuumaaleysanaya deegaanada maamulkaasi.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo codsaday in laga shaqeeyo dadka guud

Next Post

Saanad ciidan oo la gaarsiiyay degmada Bardaale

Next Post
Adeegyada bulshada oo Bakool ku soo laabanaya kaddib ka saaritaankii Maleeshiyadka Shabaab

Saanad ciidan oo la gaarsiiyay degmada Bardaale

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In