Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Xusay Maalinta Xuquuqul Insaanka Aduunka oo Galkacyo lagu Qabtay “Sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug  Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan golaha wasiirada maamulka ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay maalinta xuquuqul insaanka aduunka oo ku beegnayd 10 Decembar taas oo maanta lagu qabtay magaalada Galkacyo ee xarunta Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.

Munaasabada oo aheyd mid ay soo agaasintay wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay wasiirada wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka dowlad gobaleedka Galmudug Sahro Maxamed Cali (Zahro Lo”le) oo iyadu sheegtay in ka wasaarad ahaan ay xilgaara iska saareen dhowrista xuquuqul insaanka isla markaana ay wasaaradu waday tan iyo markii ay hogaanka uqabatay barnaamijyo ku aadan sidii bulshada loogu wacyi galin lahaa ka shaqeeynta ilaalinta xuquuqda uu leeyahay ruux kasta iyo ka hortagida xadgudbyada loo geeysto guud ahaan haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo munaasabada soo xiray ayaa ugu horeeyn  sheegay in maamulkiisu uu markasta xil gaar ah uu iska saarayo dhowrista xuquuqul insaanka taasoo uu xuusay in ay tahay qodab dastuuri ah kuna xusan dastuurka uu leeyahay Maamulka uu hogaanka u hayo ugu danbeeyna madaxweynaha Galmudug ayaa ugu baaqay guud ahaan shacabka Galmudug in ay noqdaan bulsho u taagan markasta ilaalinta iyo dhowrista xuquuqul insaanka taasoo uu ku tilmaamay in ay tahay tan kaliya ay ku gaari karaan horumar Sawir Qaade C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

cc dd gg jj qq ss ww xx

Previous Post

Kulan ku saabsan sara u qaadidda waxbarashada Haweenka oo Cadaado lagu qabtay”sawiro”

Next Post

Wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Oo Shir La Xiriira Arrimaha Gaashaandhiga Africa Kaga Qeyb galeysa Ugandha “Sawirro”

Next Post

Wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Oo Shir La Xiriira Arrimaha Gaashaandhiga Africa Kaga Qeyb galeysa Ugandha "Sawirro"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In