Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo ku laabtay caasimadda Galmudug, kadib safarkii Jabuuti

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo ku laabtay caasimadda Galmudug, kadib safarkii Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu laabtay Caasimadda Galmudug ee Sama-reeb.

Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Sama-reeb ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha golaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal, xubno ka tirsan labadda gole ee Galmudug, Hawl-wadeennada Madaxtooyada iyo qeybaha bulshada.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa intii uu Jabuuti ku sugnaa waxa uu kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaasi aanu walaalaha nahay mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Wasiiro ka tirsan dowladda Jabuuti iyo madaxda sare ee Dekadaha dalkaas, waxaana ay ka wada hadleen iskaashiga dhinacyada kaabayaasha dhaqaalaha, amniga iyo la dagaallanka xagjirka.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Miinooyin Ka Saaray Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug

Next Post

Golaha Wasiirrada Oo Meel Mariyay Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagallanka Musuq-maasuqa “SAWIRRO”

Next Post
Golaha Wasiirrada Oo Meel Mariyay Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagallanka Musuq-maasuqa “SAWIRRO”

Golaha Wasiirrada Oo Meel Mariyay Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagallanka Musuq-maasuqa “SAWIRRO”

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In