Sunday, September 14, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Ethiopia

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
December 24, 2023
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ku qaabilay qasriga madaxtooyada Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Muktaar Mohamed Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Caasimadda Dhuusamarreeb.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga gaar ahaan la dagaalanka argagxisada, gacansiga iyo masaalaxada guud ee Galmudug iyo Ethiopia.

Related posts

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Kulan La Qaatay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Kulan La Qaatay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2025
Shir looga arrinsanayo arrimaha amniga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Shir looga arrinsanayo arrimaha amniga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

September 14, 2025




Previous Post

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Safiirka Imaaraatka Carabta

Next Post

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida qeybta 60aad oo xukuno ku riday laba eedaysane

Next Post
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida qeybta 60aad oo xukuno ku riday laba eedaysane

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida qeybta 60aad oo xukuno ku riday laba eedaysane

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Kulan La Qaatay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Kulan La Qaatay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta...

Shir looga arrinsanayo arrimaha amniga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Shir looga arrinsanayo arrimaha amniga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

September 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO(GAALKACYO):- Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug, Mudane Aadan Warsame Cilmi (Deeq Gargareeto), ayaa shir gudoomiyay shirka amniga ee maanta ka...

Feeryahanad Ramla Cali oo sii diirran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Shalambood si rasmi ah uga daahduray diiwaangelinta dadweynaha

September 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO(MARKA):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta deegaanka Shalambood oo hoos yimaada, degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose waxa...

Feeryahanad Ramla Cali oo sii diirran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Feeryahanad Ramla Cali oo sii diirran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

September 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO:- Ramla Saciid Axmed Cali, oo ah gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee ku guuleysata bilad dahab ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In