Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug Oo Tababar U Soo Xiray In ka Badan 40 haween ah “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug Oo Tababar U Soo Xiray In ka Badan 40 haween ah “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkani oo ahaa mid lagu baranayay kaalinta haweenku ay ka qaadan karaan dib u heshiisiinta iyo nabadeynta bulshada Soomaaliyeed islamarkaana fulintiisa ay iska kaashanayeen Hay’addaha G.S.A Norsom iyo Yme ayaa maanta loogu soo xiray magaalada galkacyo ee xarunta Gobalka mudug ilaa iyo 45 haween ah kuwaasi oo ka kala socday ururada haweenka Gobalada mudug Galguduud iyo Hiiraan qaarkood

Munaasabadda xiritaanka tababarkaan oo qeyb ka ahaa tababaro sanadihii udambeeyay gobalada dhaxe deegaano ka tirsan uga socday haweenka ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo baarlamaanka Galmudug iyo saraakiil ka socatay Hay”addaha baarnaamijkaani fulinayay ee G.S.A Norsom iyo Yme ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay C/laahi Cumar kaahiye oo ku hadlayay magaca hay’addahaasi taaba galinta tababarkani iska kaashanayay.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

C/llaahi Cumar kaahiye ayaa waxa ugu horeeyn u sharaxaad ka bixiyay qorshaha laga leeyahay tababarkaan waxaana uu sheegay in uu yahay mid looga gol leeyahay in nabada laga soo dhiso salka maadaama hooyadu ay tahay udub dhaxaadka bulshada isagoona tilmaamay in tababarkani uu   yahay kii sedaxaad ee lagu qabto Magaalada Galkacyo islamarkaana uu
qeyb ka yahay barnaamij loogu magac daray Gun ka soo dhiska nabada  kaasi oo lagu qabtay dalka iyo dibadda

Xiritaanka Munaasabada tababarka ayaa intii ay socatay waxaa ka hadlay qaar ka mid ah haweenkii ka faa’ideeystay kuwaasi oo sheegay in mudadii uu socday ay ka barteen macluumaad farabadan islamarkaan fure u noqan kara wadadii nabadda

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo isna gunanadkii munaasabada ka hadlay ayaa uga mahad celiyay hay’addihii tababarka fulintiisa iska kaashaday sida markasta ay ugu taagan yihiin in bulshada Gobalada Dhaxe ay uqabtaan baarnaamijyo isugu jira wacyi
galin iyo sidii qof kasta uga  shaqeeyn lahaa nabadda Bulshada kuwada nool Gobaladda Dhaxe maadaama xiligan gobolada qaarkood ay ka jirto colaado

Madaxweyne Qeybdiid ayaa dhanka kale waxa uu ugu baaqay bulshada ku nool Goballada dhaxe in ay nabadda ka shaqeeyaan.

vlcsnap-2015-02-14-16h35m26s29 vlcsnap-2015-02-14-16h36m17s34 vlcsnap-2015-02-14-16h36m54s157 vlcsnap-2015-02-14-16h37m17s148 vlcsnap-2015-02-14-16h37m28s7 vlcsnap-2015-02-14-16h38m15s196 vlcsnap-2015-02-14-16h38m28s96 vlcsnap-2015-02-14-16h39m21s94 vlcsnap-2015-02-14-16h39m33s225 vlcsnap-2015-02-14-16h39m45s88 vlcsnap-2015-02-14-16h39m57s209 vlcsnap-2015-02-14-16h41m08s161 vlcsnap-2015-02-14-16h41m51s51 vlcsnap-2015-02-14-16h42m27s178 vlcsnap-2015-02-14-16h42m36s6 vlcsnap-2015-02-14-16h43m06s55 vlcsnap-2015-02-14-16h43m15s157 vlcsnap-2015-02-14-16h45m09s5 vlcsnap-2015-02-14-16h45m25s151 vlcsnap-2015-02-14-16h45m25s151_1 vlcsnap-2015-02-14-16h45m33s251 vlcsnap-2015-02-14-16h45m51s175 vlcsnap-2015-02-14-16h47m52s98 vlcsnap-2015-02-14-16h48m22s144 vlcsnap-2015-02-14-16h48m49s151 vlcsnap-2015-02-14-16h49m42s183 vlcsnap-2015-02-14-16h50m01s106 vlcsnap-2015-02-14-16h50m15s249

Sawir Qaade:-C/risaaq Maxamed Axmed (Gaalkacyo)

Previous Post

Blackburn Rovers oo Koobka FA Cup-ka Ka Reebtay Kooxda Stoke City “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Aas Qaran Loo Sameeyay

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Aas Qaran Loo Sameeyay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Aas Qaran Loo Sameeyay

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In