Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo Xeraale kula kulmay Qaybaha Bulshada Degaankaas

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo dhawaan ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka lagu wado in loo dhiso Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxaa uu galinkii Dambe Ee Shalay gaaray Degaanka xaradheere Ee Gobolka Galgaduud Halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Bulshada Degaankaas ku Dhaqan.

Cabdi qaybdiid ayaa waxaa uu la kulmay Qaybaha kala duwan Ee Bulshada ku dhaqan Degaanka Xeraale Ee Gobolkaas Galgaduud Isagoo ka Codsanayay in ay Codkooda siiyaan Maadaama uu Musharax yahay waxaana uu balan qaaday in wax badan oo hormar ah uu u qaban doono Dadka Goboladfa Mudug iyo Galgaduud Daga Hadii Xilkaas loo Doorto.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mr Qaybdiid ayaa waxaa uu safar ku soo maray Degmada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud isagoo shaaciyay in uu mari doono Degmooyinka kale Ee Gobolka sida Xarunta Gobolka Dhuusa Mareeb .Caabudwaaq Guriceel Balan bal iyo Matabaan iyo kuwa kale dhamaantoodna waxaa uu doonayaa in Dadka Degan uu Taageero uga helo Musharaxnimadiisa Maamulka Goboladas loo sameynayo in uu Hogaamiyo.

Tiro badan oo Musharixiin ah ayaa isu soo taagtay Xilka Madaxweynaha Maamulka labadaas Gobolk kuwaas oo dhamaantood Balanqaadyo u sameeyay Dadka Goboladaas Daga Dhawaan ayaana lagu wadaa in Maamulkaas Dhismihiisa la guda galo.

Previous Post

Sii hayaha wasiirka Difaaca oo ciidamo ka tirsan Xoogga kula hadlay Tiyeglow

Next Post

Dhagayso Warka Subaxnimo

Next Post

Dhagayso Warka Subaxnimo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In