Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Magacaabay Guddi qiimeeya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Beledweyne

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Magacaabay Guddi qiimeeya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddi uu u xil saaray Gurmadka iyo Qiimeynta Khasaarihii ka dhashay qaraxyadii maalintii Isniintii aheed ay argagixisadu ka geeysatay magaalada Beledweyne.

Guddigaan oo ka kooban 9-Xubnood ayuu Madaxweyne Cali Guudlaawe faray in si deg deg ah ay ku howlgalaan si loogu gurmado dadka ku waxyeeloobay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Beledweyne, qiimeynna ay ku sameeyaan baaxada qasaaraha ee uu geystay

Related posts

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026

Xubanaha guddiga ee uu magacaabay Madaxweyne  Guudlaawe ayaa kala ah.

1: Cabdiraxmaan Daahir Guure, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Guddoomiyaha Guddiga.

2: Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, Wasiirka Wasaaradda Amniga Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Guddiga.

3: Maxamuud Wabar Xasan Wasiirka, Wasaaradda Cadaaladda Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Guddiga.

4: Saadaq Salaad Warsame, Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xoghayaha Guud ee Guddiga

5: Cali Cabdulle Nuur, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Hir-Shabeelle Xubin.

6: Muuse Salaad Wehliye, Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Xubin

7: Maxamed Maxamuud Ibraahim (Goodir) Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xubin.

8: Maxamed Faarax Cali Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Shir-Shabeelle Xubin

9: Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Xubin

Previous Post

Ergeyga Gaarka Ah Ee Gurmadka Abaaraha Oo UK Kula Kulmay Hay’addaha Gargaarka

Next Post

Dowladda UK oo boggaadisay horumarrada Soomaaliya ee Duulista Hawada

Next Post
Dowladda UK oo boggaadisay horumarrada Soomaaliya ee Duulista Hawada

Dowladda UK oo boggaadisay horumarrada Soomaaliya ee Duulista Hawada

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In