Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lacago ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle oo lacago ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabad uu ku qabtay magaalada Beledweyne ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne lacagtii loogu talo galay fatahaadda Beledweyne ee ka kala yimid Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Jibuuti,

Munaasabadda uu Madaxweynaha Hirshabeelle ku wareejinayay lacagta ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan Labada Gole ee Dowladda Hirshabelle, qeybaha kale duwan ee Bulshada Beledweyne oo ay hormuud u ahaayeen dhallinyarada iyo odayaasha dhaqanka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Madaxweynaha Hirshabelle oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in muhiin ay tahay, in laga wada shaqeeyo Guud ahaan bulshada Gobolka horumarinta iyo ka samatabixinta Bulshada Fatahaadaha soo noq noqday wuxuuna xusay in lacagahani loo adeegsan doono fulinta Mashaariicda Xalalka Waara, oo qeyb ay ka tahay biyo ka leexinta magaalada Beledweyne, sidoo waxa uu u mahadceliyay Dowladda Federaalka iyo Dowladda Jibuuti oo ugu horeeyo Ismaaciil Cumar Geelle oo tilmaamay in mar walbo uu soo wacayay Isla markaana uu u muujinayay sida uu ugu walaacsanyahay fatahaadaha soo noqday.

Waxa Guddiga lagu wareejiyay:-

1- $ 600,000 – ka timid Dowlada Jabuuti

2- $ 500,000 – Ka timid Dowlada Federaalka iyo

3- $ 40,000 – ka timid Gudiga Fatahaada ee heer Qaran

*Isugeyn Guud lacagtaas ayaa noqotay  $1,140,000*  (Hal malyan Boqol iyo Afartan  kun USD).

Previous Post

Ganacsato Soomaaliyeed oo markale dalka Boqortooyada Sacuudiga u dhoofiyay Moos “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynayaashii hore ee dalka “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynayaashii hore ee dalka “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynayaashii hore ee dalka “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In