Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabelle oo u mahadceliyay dadkii ka qeybqatay gargaarkii shacabka Beledweyne “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabelle oo u mahadceliyay dadkii ka qeybqatay gargaarkii shacabka Beledweyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay munaasabad Casho Sharaf qiimo badan ugu sameeyay Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan wafuud kala duwan oo ka kala socday Maamulka Puntland, Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Wafdi ka socday Bulshada iyo Ganacsatada magaalada Nairobi oo uu hormuud u ahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Munaasabadaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Marwo Canab Axmed Ciise qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamaanka, Xubnaha labada Gole ee Dowlad Goboleedka HirShabeelle, Maamulka Gobolka Hiiraan Ganacsatada iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Beledweyne.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa u mahad celiyay dhamaan dadka Soomaaliyeed oo si aan kala har lahayn ugu soo gurmaday dadka reer Beledweyne oo ay saameeyeen fatahaadii Webiga Shabeelle.

โ€œWaxaan u mahadcelinayaa wafdiga ka socda Puntland oo dadaal xoog leh muujiyay iyo weliba Sheekha Maxamed Umal oo safar dheer u soo galay sidii wax loogu qaban lahaa dadka ay fatahaaddu saameeyeen iyo weliba dhakhaatiir ka timid Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.โ€ayuu yiri Madaxweyne Waare.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ugu baaqay Xildhibaannada ka soo jeeda Hirshabelle inay u istaagaan sidii wax loogu qaban lahaa shacabka ku dhibaateysan deegaannada Hirshabelle

Kumanaan ruux oo ka barakacay magaalada Beledweyne ayaa bilaabay inay haatan dib ugu soo laabtaan guryahooda kaddib markii ay yaraadeen biyihii fatahaadaha iyo roobabka isbiirsaday ka dhashay ee kal hore saameysay noloshooda.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ka qeyb galay xaflad ay ku qalin badalanayeen arday Jaamacadeed

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo daahfurtay xuska todobaadka wacyi gelinta ka hortagga si qaldan u isticmaalka Antibaayootikada “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo daahfurtay xuska todobaadka wacyi gelinta ka hortagga si qaldan u isticmaalka Antibaayootikada “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo daahfurtay xuska todobaadka wacyi gelinta ka hortagga si qaldan u isticmaalka Antibaayootikada "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In