Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Iiraan oo markii ugu horeysay  ka hadalay dibadbaxyada ka dhacay dalka iraa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Iiraan oo markii ugu horeysay  ka hadalay dibadbaxyada ka dhacay dalka iraa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo wadanka Iiraan aya hareeyeen banana baxyo rabshado wata oo ay dhigayaan kumanana shacab ah,ayaa markii ugu horeysay waxaa qalalaasiyahaasi ka hadlay Madaxwaynaha dalka Iiraan Xassan Rouhani.

Wuxuu sheegay Madaxwayne Xasan Rouhani  in dadka dalkaasi ay xaq u leeyihiin in ay dibad bax dhigaan,laakiis buu yiri aysan xaq u lahayn in ay ku kacaan fal rabshado wata, oo qal qal ku keeni kara xasiloonida guud ee dalkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Isagoo ka hadlayay dibadbaxyadaasi iyo dhibaatooyinka ka dhalankara ayaa Madaxweynaha iiraan wuxuu ka digay in dowladiisa aysan u dulqaadan doonin in wax la burburiyo ama la abuuro qas iyo jahwareer bulshada wax u dhimi kara,kadib markii ay sii xoogeysteen rabshadaha kataagan dalkaasi maalmihii la soo dhaafay.

Madaxwaynaha Iiraan oo hadal ka jeedinayay kulan ay lahaayeen Golaha Wasiirada ayaa sheegay in dhibaatooyiinka imika ay wajahayaan dadka reer iiraan ay yihiin kuwa ka dhashay cunaqabataynta caalamiga ah,waxaana Dibad baxyada dalka Iiraan ka socda ay ku sii fidayaan magaalooyiin badan.

Ciidamada ammaanka magaalada Caasimadda ah ee Tehran, ayaa isticmaalay biyaha tuubooyiinka laga tuuro si ay dibad baxayaasha u kala cayriyaan,iyadoo mudadii banaanbaxyadaasi ay socdeena ay dhaliyeen khasaarooyin kaladuwan.

Previous Post

Warbixin: 137 qof oo Soomaali ah oo lagu dilay K/Afrika sanadkii tagay  

Next Post

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo sheegay in uu awoodo in Nuclear uu ku garaaco Mareykanka

Next Post
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo sheegay in uu awoodo in Nuclear uu ku garaaco Mareykanka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo sheegay in uu awoodo in Nuclear uu ku garaaco Mareykanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In