Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Guriceel

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Guriceel
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigani uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Madane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo  ayaa maanta gaaray magaalada Guraceel ee gobolka Galgaduud,halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka, waxgarad iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada,iyadoo amaanka magaaladaasi si weyn loo adkeeyey.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino lacageed guddoonsiiyey Arday ka qeyb gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo kaalmaha hore galay+SAWIRRO

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino lacageed guddoonsiiyey Arday ka qeyb gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo kaalmaha hore galay+SAWIRRO

March 6, 2026
Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

March 6, 2026

Madaxweynaah Soomaaliya waxaa ku wehliya socdaalkiisa dhanka dhulka ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale.

Waxaa la filayaa in halkaasi uu kula kulmo kula qaato qaar ka mid ah madaxda Galmudug iyo qeybaha bulshada, waxaana Madaxweynaha uu ka dhageysan doonaa qeybaha bulshada warbixino ku aadan xaaladohooda nololeed iyo baahiyaha ay qabaan.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo  iyo wafdigiisa ayaa weli ku guda jira booqasho uu ku marayo deegaanada Galmudug,isagoo horey u soo maray deegaannada Dowlad Goboleedka Puntland.

Previous Post

Danjire Xuseen Xaaji Axmad oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur Sudan “Sawirro”

Next Post

Shirka Golaha Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya oo dhowaan la qaban doono

Next Post
Shirka Golaha Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya oo dhowaan la qaban doono

Shirka Golaha Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya oo dhowaan la qaban doono

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino lacageed guddoonsiiyey Arday ka qeyb gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo kaalmaha hore galay+SAWIRRO

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino lacageed guddoonsiiyey Arday ka qeyb gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo kaalmaha hore galay+SAWIRRO

March 6, 2026
0

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ABAAL MARINNO LACAGEED GUDDOONSIIYAY TARTAMEYAASHA KAALIMAHA HORE KA GALAY TARTANKA QURAANKA EE BISHA RAMADAAN   Muqdisho,...

Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo isu xilqaamay afurinta dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

March 6, 2026
0

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa maalin kasra si rasni ah loga fuliyaa barnaamij samofal ah oo lagu talagalay in...

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In