Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo soo geba gabeeyay booqashadii Sacuudiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo soo geba gabeeyay booqashadii Sacuudiga  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga la socda ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Wasiirada, Maaliyadda, Gaashandhiga, Warfaafinta, Beeraha iyo arimaha diinta ee dalka Sacuudiga, iyadoo kulamadaasi looga hadlay sidii ay wada shaqeyn buuxda u dhexmari laheyd labada wadan.

Wasiirka maaliyadda dalka Sucuudiga ayaa sheegay in dowladiisu ay Soomaaliya ka taageeri doonto dhanka miisaaniyadda iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Sidoo kale kulamadan ayaa looga hadlay iskaashi buuxa oo laga yeesho arimaha argagaxisada beeraha iyo wada shaqeyn dhab ah oo dhexmarta labada dowladood.

Wasiirka wafaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa dhigiisa wadanka Sucuudiga waxa uu kala hadlay sidii loo taageeri lahaa Warbaahinta Qaranka,iyo in moqfif mideysan laga qaato faafinta afkaaraha qarbudaada ku saleysan iyo in laga hortago.

Wasiir Maareeye ayaa sidoo kale u sheegay sida ay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ay diyaar ugu tahay inay qeyb ka qaadato wacyigelinta bulshada gobolka, gaar ahaan in dowladda Sucuudigu tababaro iyo qalabeyn ka caawiso Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa soo geba gabeeyay booqashadii ay ku joogeen dalka Sucuudiga.

IB0A6782 IB0A6784 IB0A6790 IB0A6794 IB0A6822 IB0A6827 IB0A6839 IB0A6847

Previous Post

Maamulka Gobolka SH/Hoose oo ka hadlay diyaarad ku dhacday duleedka Afgooye

Next Post

Madaxweyne Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray India “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray India “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray India "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In