Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha J. Soomaaliya oo qaabilay taliyaha ciidammada Milatariga Uganda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo bilaabeysa hawlgalo Al Shabaab looga sifeynayo qeybo ka mid ah dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026

Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayey taliyaha ciidammada Melatariga dalka Ugand oo Muqdisho yimid.

Madaxweynaha J. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa ku wehliyey kulanka oo ku qaabilay taliyaha ciidammada Melatariga dalka Ugand, taliyaha ciidanka Xoogga, Abaalduulaha iyo taliyaha cidammada madaxtooyada Soomaaliya.
Maj Gen Katumba Wamala waxaa la socdey saraakiil ka tirsan ciidammada Uganda, madaxweynaha Soomaaliya waxa uu soo gaarsiiyey farriin uu iga siday madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, madaxwyenaha, ayaa guddoomay.
Warbixin ku aadan howlaha ciidammada Ugdanda ee ka tirsan AMISOM ayuu siiyey madaxweynaha iyo sida dowladda dalkaasi Uganda uga go’antahay in ay sii waddo taageerada dhanka ciidammada.
Madaxweynaha ayaa u uga mahadceliyey booqashada uu Soomaaliya ku yimid iyo sida ciidamadooda ay uga howl-galaan Soomaaliya iyagoo garab siinaya walaalahooda Soomaaliyeed.
Madaxweynaha J. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kooban u sharraxaya waxyaabaha kulanka diiradda ku saareen iyo guulaha laga gaaray amniga doorashooyinka gabo-gabada ku dhow.
Ciidammada dalka Ugand iyagoo ka tirsan howlgalka AMISOM, ayeey Soomaaliya yimaadeen  muddo ku dhow 10, sano, waxaana ay ka qeyb-qaataan howlgalada nabadda iyo kuwa la dagaallanka Al-Shabaab, waana ciidanka ugu badan ee howlgalka AMISOM ka tirsan.
IB0A6406 IB0A6424 IB0A6433
Previous Post

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay furitanka Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya

Next Post

Dhageyso Wareysi dhinacyo badan Taabanayo oo uu bixiyey Michel Keating.

Next Post
Micheal Keating oo soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen maamullada Puntland iyo Galmudug

Dhageyso Wareysi dhinacyo badan Taabanayo oo uu bixiyey Michel Keating.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In