Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jabuuti oo ka qeyb galay xaflad lagu furayay xarunta Maalgashiga iyo Horumarinta dalkaas

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jabuuti oo ka qeyb galay xaflad lagu furayay xarunta  Maalgashiga iyo Horumarinta dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Djibouti mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa maanta waxa uu ka qayb galay xaflad lagu furayay Xarunta maalgashiga iyo horumarinta dalka Djibouti.

Xafladaan oo lagu qabtay isla xarunta maanta la furay ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay agaasimaha wakaaladda maalgashiga iyo horumarinta Djibouti  waxa uuna sheegay in xaruntan ay ka qayb qaadan doonto shaqo abuurista dhallinyarada dalka iyo horumarka dhinaca dhaqalaha Djibouti.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

sidoo kale waxaa goobtaas ka hadlay guddomiyaha rugta ganacsiga Djibouti Yuusuf Muuse Dawaale waxa uuna sheegay inay jiraan dowlado badan oo doonaya inay maalgashi ku sameeyaan waddankan iyo dhammaan geeska Afrika.

Wasiiru dowlaha madaxtooyada Djibouti  Cali Geelle Abuubakar ayaa sheegay inay dowladda Djibouti ay diyaar u tahay soo dhaweynta cidwalba oo doonaysa maalgashiga Djibouti.

Gebagabadii xafladaas ayaa waxa ka hadlay madaxeeynaha Djibouti Mudane Ismaciil Cumar Geelle waxa uuna sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay horumarka dhinaca maalgashiga ee wadanku gaaray.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha qaranka Maxamuud Cabdi kariin Gabeyre oo shir gudoomiyay kulan looga hadlay u gurmashada dadka abaaruhu sameyeen.

Next Post
Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha qaranka Maxamuud Cabdi kariin Gabeyre oo shir gudoomiyay kulan looga hadlay u gurmashada dadka abaaruhu sameyeen.

Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha qaranka Maxamuud Cabdi kariin Gabeyre oo shir gudoomiyay kulan looga hadlay u gurmashada dadka abaaruhu sameyeen.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In