Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jabuuti oo ku soo wajahan Muqdisho iyo Shir looga hadlayo Af-Soomaaliga oo ka furmaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jabuuti oo ku soo wajahan Muqdisho iyo Shir looga hadlayo Af-Soomaaliga oo ka furmaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka looga hadlayo horumarinta Afka ee maanta Muqdisho ka furmaya.

Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa Radio Muqdisho u sheegay in sidoo kale wakiilo ka socda maamullada Soomaalida ee Kenya iyo Ethiopia ay ka soo qeyb gali doonaan shirka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Akadeemiyad-goboleedka Afka Soomaaliga ee AGA ayaa shir looga hadlayo horumarinta afka ku leh magaalada Muqdisho ayadoo sidoo kale loo dabaal degayo maalinta caalamiga ah ee afafka.

Munaasabadaan ayaa lagu lamaaniyay maalinta Afka hooyo oo lagu dhex maamuusi doono, ayadoo qaban qaabada xafladda lagu furayo shirkaas ay ka socoto magaalada Muqdisho.

Ciidammada ayaa ammaanka magaalada Muqdisho aad u adkeeyay, ayadoo waddooyinka la suray calanka waddanka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Shirkaas iyo wixii ku soo kordha waan idiin soo gudbin doonnaa hadduu Alle idmo.

10960487_574849539284528_1295727107217162502_o

Previous Post

HA QARSAN DAMBIILAHA!!! {WAA FAALO XIISO BADAN}

Next Post

Madasha midnimada iyo dimuqraadiyada oo cambaareeyay Qaraxii shalay

Next Post
Madasha midnimada iyo dimuqraadiyada oo cambaareeyay Qaraxii shalay

Madasha midnimada iyo dimuqraadiyada oo cambaareeyay Qaraxii shalay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In