Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS “Dadka ma wada nolaan karaan inta uu jiro dagaal sokeeye”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS “Dadka ma wada nolaan karaan inta uu jiro dagaal sokeeye”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaah Maxamed Farmaajo oo la hadlay maleeshiyaadkii Sanadahii danbe ku dagaalamayay xaafado ka tirsan Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa u sheegay in colaadii ka taagneed magaalada lagu badalayo waxbarasho iyo wada shaqeyn dhex jmarto Dhalinyaradii halkaas ku dagaalameysay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxa uu sheegay maadaxweymaha Jamhuuriyadda Soomaaliya in uu ku faraxsan yahay qaabka ay hubka u dhigeen maleeshiyaadka iyo sida ay u garteen in ay is cafiyaaan taas oo uu tilmaamay in ay ka dhalanayso inay nabad iyo daganaasho dareemaan shacabka ku nool magaaalada Marka.

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaah Farmaajo ayaa u sheegay dhalinyaradii ay colaad kala fogaysay ee hada nabada qaatay in ay ka fakaaraan waxbaarashada caruurtooda madaama uu tilmaamay  in Aabayaashood ay colaadku seegtay waxbarashada.

Ugu dembeyntii madaxweynaha soomaaliya ayaa ugu baaqay shacabka ku nool maagaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose in ay ka wada shaqeeyaan is ogaashaha qoys ka qoys iyo ilaalinta nabada magaalada si magaalada ay u hesho dib u dhi, nabad iyo horumar.

Halkaan ka dhageeyso hadalka Madaxweynaha

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/10/COD-MADAXWEYNAHA.mp3

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka “Dowladdu waxay la tacaaleysaa dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Baydhabo” Dhageyso

Next Post

Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug oo laga soo sheegayo biyo la’aan sameeysay dadka iyo duunya

Next Post
Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug oo laga soo sheegayo biyo la’aan sameeysay dadka iyo duunya

Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug oo laga soo sheegayo biyo la’aan sameeysay dadka iyo duunya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In