Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti kaga qeyb galay kulan lagu sii amba-qaadayoย wadahadalladii u dhaxeeyey Dowlada Federaal ka Soomaaliya iyo Soomaaliland.












