Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xadgudubka Ethiopia ay ku heyso madax-banaanideena

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xadgudubka Ethiopia ay ku heyso madax-banaanideena

Screenshot

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay xadgudub ka dowladda Itoobiya ay ku hayso madaxbanaanida, gobnimada, midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in wali ay rejo ka qabaan in horumar laga gaari doono qadiyada ku saabsan xadgudubka Itoobiya.

โ€œWaxaan rabaa in ay dadka Soomaaliyeed iyo dadka Itoobiya ay ogaadan arrintaan wax ay salka ku hayso,dadka hoggaamiyaasha ah mararka qaar haddii ay tubtu ka wareerto dhibaatooyin badan ayaa ummadaha soo qaabila,sidaan horay u sheegnay Soomaaliya iyo Itoobiya waa laba dal oo daris ah, waddo aan ahayn in xiriir iyo cilaaqad wanaagsan ay yeeshaan fursad aan ahayn uma furnaaโ€ ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaas ku daray โ€œMararka qaarkood madaxda soo marta ayaad mooda damacooda iyagoo aad uga fiirsaniin ummaddaan iyo tariikhadoodii hore ay soo mareen ayeey ka faaโ€™iidaystaan,qaladna waxaa ugu daran midka inta gasho ee aad aragto in u dhibaato lee yahay ee aad gacmaha uga gubto oo aad ku noqnoqto,waxaana wanaagsan in aad cashir ka barato.โ€

Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay maanta ugu rajo roontahay oo ay cagaheed in ay isku taagto rabto,isaga oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri โ€œwaxaa jira dad badan oodunidaย  jooga oo anagga dhexdeen Soomaalida ku jira, oo dagaalku u sahlan yahay kana baqin oo ku dhiiran laakiin nabadda ka cabsada oo aaminsan in awoodiisa ay wiiqmayso, raโ€™iisul wasaaraha Itoobiya iyo Xukummadiisa ayaa mar kale waxay istuseyeen in Soomaaliya ay soo kabaneyso oo ay soo socoto marka inta aaney soo gaarin meesha ay ku habooneyd halaga faaโ€™iidaysto oo tariikhdii fogeyd oo ay waligeed bad ku raadin jirtay Itoobiya aan uga faaโ€™iidaysano, sidaas ayaana keentay isku dayga maanta jiraa in u yimaado, waxay doonayaan siday aaminsan yihiin in taariikh qarniyo hore qaldantay ay soo saxaanย  balse sida ay wax ku doonayaan waxba kuma sixi karaanโ€.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa khudbadiisa kaga hadlay arrimaha dhameystirka dastuurka, hanaanka doorashooyinka dalka iyo halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta, arramaha doorshada dalka.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Nairobi kula kulmay Madaxweynaha Kenya

Next Post

Dalal badan oo soo dhoweeyay goโ€™aanka Qaramada Midoobay ee dib u eegista xubinnimada Falastiin

Next Post
Dalal badan oo soo dhoweeyay goโ€™aanka Qaramada Midoobay ee dib u eegista xubinnimada Falastiin

Dalal badan oo soo dhoweeyay goโ€™aanka Qaramada Midoobay ee dib u eegista xubinnimada Falastiin

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In