Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo khudbad u jeediyay xildhibaannada Golaha Shacabka

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo khudbad u jeediyay xildhibaannada Golaha Shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta hortegay golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo doorashooyinka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay in dib loogu celiyo awoodda shacabka Soomaaliyeed si ay usoo doortaan hoggaankooda.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026

Madaxweynaha ayaa  Baarlamaanka ugu mahadceliayay shaqooyinka ay Qaranka u qabteen, wuxuuna sheegay in isagoo ka duulaya hadalki uu dhawaan ka sheegay shirkii Dhuusamareeb ee ahaa in wax walba ee lagu heshiiyo uu dib ugu celin doono golaha shacabka uu ku taaganyahay, isagoo carrabka ku adkeeyay in heshiis kasta oo uu la gaaro Madaxda dowlad goboleedyada uu dib ugu soo celin doono golaha si ay kaalintooda dastuuriga ah uga qaataan.

“Waxaan idiin caddeynayaa inaan halkaan an kusoo celin doono heshiis walba oo aan la gaaro Madaxda dowlad goboleedyada, si aad kaalintiina dastuuriga ah uga qaadataan”ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Previous Post

Ciidanka Danab oo Carruur ay Al-shabaab barayeen is-qarxinta dib ugu celiyay waalidiintooda

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wada-hadalladii Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wada-hadalladii Dhuusamareeb+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wada-hadalladii Dhuusamareeb+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In