Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo Ubax dhigay Taaladda Daljirka Dahsoon

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo Ubax dhigay Taaladda Daljirka Dahsoon
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha JF Soomaalia Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saaka Ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho, kaasi lagu maamuusayay 58 guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Waqooyi ay Xorriyadda ka qaateen Gumeysigii Ingriiska 26-ki Juun 1960-kii.

Munaasabadaasi Ubax dhigga aheyd ayaa waxaa ka qeyb galey dadweyne aad u farabadan oo isaga kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaasi oo ay ka muuqatay farxadda ciidda xorriyadda, Guddoomiyaha gobolka Banadir, Wasiirro, Xildhibaannno iyo Xubno ka tirsan Ciidamaadda baandeyda.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Dadweynaha isaga kala yimid qaar ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir oo si raxan raxan ah u socday, iyagoo ku labisan dharka hidaha iyo dhaqanka, calanka jamhuuriyadana gacanta ku haya ayey taalada daljirka daahsoon soo gaarayeen, si ay uga qeyb galeen xuska 26-ka Juun, waxeyna iskugu jireen dadweynuhu Ardeyda waxka barata iskuulaadka muqdisho iyo Ururda Bulshada.

Guddoomiyaha ururka Haweenka gobolka Banaadir oo ka hadashay munaasabaddaasi ayaa sheegtay in Dadkii ka soo qebgalay Munaasabaddaasi ay yihiin dadweyne ku dhaqan gobolkan, una diyaarsan yihiin ka qeyb qaadashada todobaadka xoriyada oo ay sidoo ku soo fooleedahey 27-ka Juun oo ku beegan xorrnimada wadanka aynu walaalaha nahey ee jabuuti iyo 1luulyo oo ah israaci gobolada waqooyi iyo koonfur.

Qaar ka tirsan dadweynaha kala duwan ee ka qeyb galaayey munaasadaan ayaan dareenkooda ku muujiyaya sida ay ugu faraxsan yihiin ka qeybgalka munaasabadaasi, oo ah maalintii Calan Soomaaliyeed laga taago dhulka Soomaaliyeed.

Maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 26-ka Juun, 27-ka Juun iyo 1-da Luuliyo oo inagu soo fool leh ayay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku kala dhaqan gudaha dalka iyo dibaddiisaba waxay ku soo banbaxaan iyago muujinaaya waddaniyadooda xuska Todobaadka xoriyadda Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo โ€œXorriyadda aan maanta ku naalooneyno waa mid lagu soo bixiyay dhiig iyo dhaqaaleโ€+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa waajib naga saaran yahay in aan jiilka naga dambeeya uga tagno taariikh ay tixraacaan” SAWIRRO

Next Post
Madaxweyne Farmaajo “Waxaa waajib naga saaran yahay in aan jiilka naga dambeeya uga tagno taariikh ay tixraacaan” SAWIRRO

Madaxweyne Farmaajo "Waxaa waajib naga saaran yahay in aan jiilka naga dambeeya uga tagno taariikh ay tixraacaan" SAWIRRO

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In