Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibedda Ethiopia

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibedda Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha maamaulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa maanta kulan la qaatey wasiirka arimaha dibadda ee dalka Itoobiya Dr.Tedross Adamani waxaana axmed Madoobe ugu horeyn uga mahad celiyey dowlada federaalka ah ee Ethiopia taageerada ay la garab taagantahay Soomaaliya mar weliba iyo xiriirka walaanimo ee ka dhaxeeya.

Sidookale Wasiirka ayaa uga mahadceliyey Axmed Madoobe iyo maamulkiisa sidii wanaagsadney ee ay u dhameystireen qodobadii heshiiskii Addis ababa .

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Magaalada Adis Aababa oo horay loogu soo afjaray murankii ka taagnaa sharci ahaanshaha maamulka jubba ee ee k mg ah ayaa waxaa heshiiskaasi xiligan ka ahrsan muddo ka yar 1 bil waxaana heshiiskaasi intiisa badan uu u fulay sidii loogu talogalay inkastoo qeylodhaan ka timid xulista xubnaha barlamanka Jubba kadib uu baarlamaanka Soomaaliya isku raacay in la kala diro dhamaan xubnaha maamulkaasi kadib markii lagu eedeeyay inaan loo marin nidaamkii loo baahnaa.

Previous Post

Maamulka jaamacadda Salaam oo deeq ka kooban gawaarida naafadu ku socoto iyo dhar gaarsiiyay barakacayaal

Next Post

ku xigeenka Ra’isulwasaaraha oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay qaabka looga faa’ideysan karo deeqaha New deal

Next Post
ku xigeenka Ra’isulwasaaraha oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay qaabka looga faa’ideysan karo deeqaha New deal

ku xigeenka Ra'isulwasaaraha oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay qaabka looga faa'ideysan karo deeqaha New deal

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In