Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha K/Galbeed oo xalay fageere kuyaala Xudur kula kulmay bulshada+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha K/Galbeed oo xalay fageere kuyaala Xudur kula kulmay bulshada+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxhaweynaha maamulka Koonfur Galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo ay wehiyaan qaar kamid ah xubnaha maamulkiisa iyo taliyaal ciidan ayaa xalay ku lugeeyey qaar kamid ah wadooyinka magaalada Xudur ee xaruunta Gobolka Bopkool,iyagoo u kuurgalayay xaaladda guud ee magaaladaasi.

Madaxaweynaha oo u kuurgalaayey xaalada amni iyo adeegyada bulshada ee degmada Xudur ayaa ka soo tukaameystay qaar kamid ah goobaha ganacasi oo xiligaasi shaqeynaayey,wuxuuna kulamo xogwareysi ah uu la yeelanayay qeybaha kaladuwan ee bulshada magaalada Xudur.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo xubnihii la socday ayaa waxaa ay mid mid ula sheekaysanaayeen ganacasatada iyo dadka kale ee xiligaasi ku caweynaayey maqaayadaha lagu caweeyo iyo goobaga kale ee dadka ay iskugu imaadaan .

Madaxaweyne C/ casiis Xasan Maxamed ayaa goob fagaaro ah kulan kula qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada,waxaana uga mahad naqay dadka reer Xudur sida wanaagsan oo ay isaga kaashadaan sugida amnigood.

Sidoo kale waxaa uu dadka reer Bakool ubalanqaadey in maamulkiisu uu xooga saari doono sidii loo heli lahaa adeegayadii bulshada ee muhiimka ahaa,sida caafimaadka,waxbarashada iyo kuwo kale.

Previous Post

Madaxweynaha K/Galbeed oo xariga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay degmada Xudur+Sawirro

Next Post

Guddoomiye Mursal oo ku wajahan Xudur

Next Post
Guddoomiye Mursal oo ku wajahan Xudur

Guddoomiye Mursal oo ku wajahan Xudur

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In