Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Madaxweynaha Kenya oo xaalad bandow ah ku dhawaaqay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Madaxweynaha Kenya oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay shalay in dalkiisa laga hirgelinayo bandaw bilaabnaya maalinta Jimcaha, kaasi oo ah hal saac fiidkii illaa iyo kow iyo tobanka saac waaberigii, tallaabadani ayaa jawaab u ah faafida cudurkaย  COVID-19 oo gaaray Kenya.

Khudbad uu ujeediyay Qarankiisa, ayuu Uhuru Kenyatta waxaa kale uu kaga hadlay cinwaan tallaabooyin cusub oo lagula dirirayo faafista Corona.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay canshuur dhimis xoogan oo ah 100% oo loo sammeenayo dadka Kenyan ka ee mushaharkooda ka yar yahay 24 kun Kenyan shilling, waxaa sidoo kale laga soo dhimay 30 oo la soo gaarsiiyay 25 canshuurta saarneed dakhliga.

Xubnaha golaha Wasiiradda ayaa sidoo kale laga dhimayaa mushaharka ay qaataan si ay shacabka ula qeybsadaan culeyska faafidda Coronavirus, ayuu yiri Kenyatta.

Madaxweynaha Kenya ayaa mushahar dhimista mas’uuliyiinta xilalka haya ku sheegay sida soo socota:

  • Isaga iyo ku xigeynkiisa โ€“ 80 boqolkiiba.
  • Wasiiradda โ€“ 30 boqolkiiba
  • Madaxda Xoghayayaasha maamulka โ€“ 30 boqolkiiba.
  • Xoghayaasha โ€“ 20 boqolkiiba.

Tallaabooyinkan uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Kenya ayaa kuu soo aadaya xilli tiradda dadka la xaqiijiyay ee laga helayย  COVID-19 imminka mareyso 28 qof.

Previous Post

Xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo laga shiray โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Kheyre oo Alle uga baryay in uu caafimaad siiyo Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee dalka Nuur cadde

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Kheyre oo Alle uga baryay in uu caafimaad siiyo Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee dalka Nuur cadde

Raโ€™iisul Wasaare Kheyre oo Alle uga baryay in uu caafimaad siiyo Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee dalka Nuur cadde

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In