Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha KG&Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo si wada jir ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Tamarta ee KG+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha KG&Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo si wada jir ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Tamarta ee KG+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlada Goboloeedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicaziiz Laftagareen iyo Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha DFS Fowziyo Maxamed Sheekh ayaa siwadajir ah Xariga Uga Jarey Xarunta Cusub ee Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ee magaalada baydhabo.

Dhismaha Xaruntan ayaa Waxaa Fuliyey Bankiga Horumarinta Afrika iyo Hay’adda IOM,Waxaana Furayaasha Xarunta Lagu Wareejiyey Wasiirka Wasaaradda Tamarta KGS Iimaan Cali Cabdi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Furitaanka Xaruunta ayaa Waxaa Kaqeybgaley Wasiiro iyo Xildhibaano heer Federaal iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Soomaaliya Cabdiwaaxid Ibraahim Axmed oo Kamid ahaa Wafdiga Wasiir Fowsiyo Maaxmed Maxamed Sheekh ay hoggaaminaysay,kasi oo shalay garay magaalada Baydhaboka.

Madaxweynaha Dowlada Goboloeedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicaziiz Laftagareen iyo Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha DFS Fowziyo Maxamed Sheekh oo furitaanka xaruntaasi ka hadlay ayaa siweyn uga hadlay muhiimadda arrintan ay u leedahay bulshaad deegaanka in loogu adeego,iyadoo looga mahadceliyay Wasaarada Tamarta iyo Kahayraadka Biyaha oo ay hoggaaminayso Fowsiyo Maxamed Sheekh dowrkeedi ku aadan horumarint aadeegyada Tamarta iyo biyaah guud ahaan Dalka.

Furitaanka Xaruuntan ayaa kusoo aadeysa Xili dhawaan Lafilayo in deegaanada KGS laga bilaabo Mashaariic lagu horumarinayo Biyaha iyo Korontada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo dib-u-dhis ku sameeyey Xarunta Waaxda October ee Deg/Waaberi.

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo dib-u-dhis ku sameeyey Xarunta Waaxda October ee Deg/Waaberi.

Maamulka Gobolka Banaadir oo dib-u-dhis ku sameeyey Xarunta Waaxda October ee Deg/Waaberi.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In