Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koofur Afrika oo sheegay inay Qaaraddu horay tallaabsatay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koofur Afrika oo sheegay inay Qaaraddu horay tallaabsatay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Dalka Koofur Afrika Sayril Ramaphosa, ayaa sheegay inay Dalal badan oo Afrika ah ku tallaabsadeen horumar muuqda, gaar ahaan xagga Dhaqaalaha, Siyaasadda iyo Bulshadda, wuxuuna tilmaamay inuu Ururka Midowga Afrika haatan ku socdo Dhabbihii saxda ahaa.

Ramaphosa, oo Magaalada Pretori ee Caasimadda Koofur Afrika kaga qayb galayay munaasabadda 55 guuradii kasoo wareegatay markii la unkay ururka Midowga Afrika (OAU) oo ku beegnayd Shalay 25-kii May 1963-kii, iyadoo 2002-dii loo beddelay Magaca African Union AU, ayaa ku dheeraaday guulihii iyo guul darrooyinkii soo wajahay Dalal ka mida Qaaradda Afrika.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweyne Ramaphosa, ayaa sheegay in 20 waddan oo Afrika ah ay qaban doonaan Sanadkan doorashooyin Madaxweyne iyo mid Baarlamaan , taas oo muujinaysa in si qoto dheer  Qaaraddu ugu tallaabsanyso dhanka Dimoqraaddiyadda, isagoo rajo ka muujiyay inay haatan Khibrad u yeelatay Qaaradda Afrika sidii loo beddeli lahaa jewiga colaadaha, taasoo ay beddelkeeda kordhiyeen koboca dhaqaalaha.

Ramafoosa ayaa walaac ka muujiyay colaadaha ka jira Waddamada Koongada Dimoqraaddiga ah, Gobolka Saaxil, Liibiya, Soomaaliya iyo Dalka Koofurta Suudaan.

Wuxuuna Madaxweynuhu Dalalka I Very Coast, Gaana, Itoobiya, jabuuti , Sinigaal iyo Tansaaniyana ku tilmaamay inay ka mid yihiin 10-ka Waddan ee Qaaradda Afrika ugu horreeya xagga koboca dhaqaalaha.

Isha / VanGuard

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Addis Ababa kula kulmay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya

Next Post

Tartamaayasha Degmada Heliwaa oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Tartamaayasha Degmada Heliwaa oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamaayasha Degmada Heliwaa oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In