Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa Maanta Booqanaya Isbitaalka Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka baay ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta uu Halkaa Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aadan uu soo Dhameystirayo Golihiisa Wasiirada oo Hadda u soo sheegayo Wariyaha Warbaahinta Qaranka Ee  ku sugan  Gobolka Baay in la filayo Goordhaw in lagu dhawaaqo Xubno dhiman Wasiirada maamulkaas.

Madaxweynaha ayaa dhanka kale waxaa uu soo Kormeeray Isbitaalka Magaalada Baydhabo halkaas oo ay ku jiraan tiro Dad qaba dhaawacyo u badan dad lagu rasaaseeyay Gobolka Mudug Xili ay Gaari la socdeen waxaana uu madaxweynuhu ku soo waregay Qaybaha Isbitaalka isagoo Warbixin ka dhageystay Maamulka Isbitaalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Golaha wasiirada Maamulka K/Galbeed ayaa waxaa ay iyana Kormeer Howleed ku tageen Dhowr Goobood oo kala ah Isbitaalka Baydhabo Saldhiga Booliska Bangigii Dhexe Ee Baydhabo iyo Xarumo kale Iyadoo uu Wasiiradaas Horkacayo Wasiirka Arimaha Gudaha K/Galbeed.

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ayaa shalay ka soo laabtay Magaalada Kismaayo Halkaas oo uu heshiis kula Saxiixday Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe Waxaana uu Maanta soo dhameystiri Doonaa Golihiisa Wasiirada.

Previous Post

Ciidamada Xooga Dalka oo Maanta Raashin Gargaar ah Gaarsiinaya Degmada Buulo burte Ee G/Hiiraan

Next Post

Golaha Naafadda Qaranka uu kulan lagu taageeraayay Ra’isulwasaaraha ku qabta Muqdisho

Next Post

Golaha Naafadda Qaranka uu kulan lagu taageeraayay Ra’isulwasaaraha ku qabta Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In