Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koofur galbeed oo muqdisho soo gaaray +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koofur galbeed oo muqdisho soo gaaray +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Garen) oo soo gaarayย  Muqdisho waxaa garoonka Aadan Cade kusoo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee barlamaanka Jamhuuriyadda ,taliyaha Ciidanka Asluubta iyo marti sharaf kale .

Madaxweyne Lafta Gareen oo saxaafada kula hadlay hoolka martida ee garoonka aadan cade ayaa sheegay in muqdisho uu u yimid safar shaqo oo ku aadan fatahaada wabiga shabeelle uu ka sameeyay qeybo ka mid ah gobolka shabeellaha Hoose, oo ay ugu xoogantahay magaalada Afgooye waxaana sidoo kale uu markale ugu baaqay dadka Soomaaliyeed,hayโ€™addaha u qaabilsan gargaarka gobolka iyo dowladda federaalka inay ka qeyb-qaataan sidii wax loogu qaban lahaa dadka uu saameeyay fatahaada wabiga shabeelle.

Related posts

๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐‡๐’๐‰ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐„๐ซ๐ ๐š๐ฒ๐ ๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ซ๐š๐ฆad๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ

March 3, 2026
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

March 3, 2026

โ€œWaxaan u nimid inaan kawadatashano sidii aan waxa uga qaban laheyn xaalada bini aadanimo ee ka taagan qeybo ka mid gobol Shabeellaha Hoose kuwaasi oo ay saayeen fatahaadda wabiga shabeelle sidoo kale waxaan la kulmi doonaan mdaxda qaranka oo aan kala hadli doono arrimaha federaalka ayuu yiri madaxweyne lafta gareen.

Madaxaweynaha Koofur galbeed Soomaaliya Cabdi casiis xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa dhinaca kale hambalyo udiray sanad guurada 22-aad oo ay dabaal degayaan bulshada punlad oo ku beegan waqtigii la aas aasay maamulkaasi.

โ€œHambalyo ayaan leeyahay guud ahaan bulshada Punland oo maanta u dabaal degayo sanadguurada 22-aad eek u beegan aas aaska iyo dhismaha dowlad goboleedka, Putland waxaana leenahay hormar weyn ayaad gaarteen oo dhinacyo badan leh waxaan sidoo kale idin rajeynayaa guul iyo hormar balaaran.

Tags: Madaxweynaha Koofur galbeed oo Muqdisho soo gaaray +Sawirro
Previous Post

Duqii magaalada Baladweyne oo xilka laga qaaday

Next Post

Bulshada ku nool Kismaayo oo la siiyay tababar la xiriirta ka hortagga cudurka COVID-19

Next Post
Tirada dadka qaba COVID-19 ee Caalamka oo Shan milyan kor u dhaafay

Bulshada ku nool Kismaayo oo la siiyay tababar la xiriirta ka hortagga cudurka COVID-19

๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐‡๐’๐‰ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐„๐ซ๐ ๐š๐ฒ๐ ๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ซ๐š๐ฆad๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ

๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐‡๐’๐‰ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐„๐ซ๐ ๐š๐ฒ๐ ๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ซ๐š๐ฆad๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

March 3, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha....

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In