Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha koonfur galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu laabtay Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha koonfur galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu laabtay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan maxamed Lafta-gareen oo Safar Qaatay Maalo Ugu Maqnaa Magaalada Muqdisho ee Casimada Dalka ayaa Maanta Dib ugu soo Laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, Safarka Madaxweynaha uu ku Tagay magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa Ahaa Ka Qeyb-galka Shirka Madasha Wadatashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka Kaasi oo Maalmo Socday loogana Hadlayey tubta siyaasadda loo dhanyahay, tubta horumarinta dhaqaalaha, tubta horumarinta arrimaha bulshada iyo tubta amniga iyo caddaaladda.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa intuu joogay Muqdisho Waxa uu kulamo kala duwan la Qaatay Safiirada Safaaradaha Qatar, Maraykan, Jabuuti iyo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan Muhiimada kulamadaasna Waxay ahaayeen Sidii Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed looga Tageeri Lahaa Arimaha Howl-galada, Dib u dhiska Ciidanka, Dardar gelin Mashaariicda iyo Shaqo Abuur loo Samaynayo Dhalinyarada Reer Koonfur Galbeed.

Related posts

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026

Madaxweynaha ayaa Waxaa Garoonka Diyaaradaha Degmada Baydhabo kuso Dhoweyey masuuliyiin ka kala socotay Labada Gole ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo ugu Horeeyo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Cabduqaadir Shariif Shekhuna Maye.

So Dhoweyn ka Dib Wafdiga Madaxweynaha uu Hogaaminayey oo ay Qeyb ka ahayeen Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta, Maaliyada, Dekedaha, Agaasimaha Guud Madaxtooyada Koonfur galbeed iyo Xubno kale ayaa loo Gelbiyey Xarunta Aqalka Madaxtooyada kumeel Gaarka ee koonfur galbeed.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Cabduqaadir Shariif Shekhuna Maye oo Warbaahinta la hadlay ayaa soo dhaweynta wafdiga kadib Waxa uu ka Warbixiyey Xaaladaha Degaanada Koonfur Galbeed Maadama uu ahaa Kusimaha Madaxweynaha Waxaana uu Xusay in Naxariiste Eebe ku unkatay Qeybo kamid ah Deegaanada Koonfur Galbeed oo roobab ay dad kudiirsadeen ay daโ€™een qeybo kamid ah deegaanka.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo isna hadlay ayaa ka Warbixiyey Safarkii uu kutagay Muqdisho iyo Ka Qeybgalkii Shirka Madasha Wadatashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, isagoo xusay in shirkaas uu Muhiimada gaar ah ulahaa Bulshada Reer Koonfur Galbeed Waxaana uu Sido kale Tilmaamay in Kulamadi uu lasoo Qaatay Safiirada Qaar ay ahaayeen kulamo looga hadlayey Sidii Mashaariic Horleh looga Hirgelin lahaa Gobolada Koonfur Galbeed

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS ayaa kulan la qaatay Matalayaasha Ciidamada DFS Ee Caalamka “Sawirro”.

Next Post

Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo Maxkamad Gobolka Banaadir la horgeeyey

Next Post
Xukun dil ah oo lagu riday saddex ka mid ah raggii loo heystay Kiiska Caasho Ilyaas Aadan

Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo Maxkamad Gobolka Banaadir la horgeeyey

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In