Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo furay waddo laami ah oo laga hirgeliyay Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Mudanayaal iyo waxgarad soo dhaweeyay baqii nabadeed ee madaxweynaha maamulka K/galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa xariga ka jaray waddo Laami ah oo marta magaalada Baydhabo, taasi oo lagu sameeyay dib u dayactir.

Munaasabad kooban oo xariga looga jarayay waddadan laamiga ah oo isku xirta buundaha Isha baydhabo iyo xabsiga dhexe, dhirirkeeduna yahay 300 mitir oo dhistay hay’adda Shaqaalaha Adduunka ee marka magacadeeda la soo gaabiyo loo yaqaan ILO ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay Wasiiro iyo maamulka gobolka bay.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Guddoomiyaha gobolka Baay C/rashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa uga mahadceliyay hay’adda ILO dib u dhiska wadada laamiga ah, waxaana uu bulshada ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dib u dhiska xarumaha danta guud.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo xariga ka jaray wadada laamiga ah ee dib u dhiska lagu sameeyay ayaa ugu horeyn uga mahadceliyay hay’adda ILO dib u dhiska waddada, waxaana uu maamulka gobolka iyo kan degmada ku booriyay inay xoojiyaan xarumaha dib u dhiska lagu sameynayo.

Previous Post

Guddoomiye Sheekh Xuseen “Waxaan qorsheyneynaa inaan dib u dayactir ku sameyno waddada isku xirta Beledweyne iyo Buulo-burte”

Next Post

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo ka qeybgalay xiritaanka tababar lagu baranayay isbedelka cimilada

Next Post
Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo ka qeybgalay xiritaanka tababar lagu baranayay isbedelka cimilada

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo ka qeybgalay xiritaanka tababar lagu baranayay isbedelka cimilada

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In