Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo isku-shaandheyn ku sameeyay Wasiirrada KGS

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo isku-shaandheyn ku sameeyay Wasiirrada KGS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha koonfur Galbeed Soomaaliya oo isku shaandheen  ku sameeyay golaha Wasiirada koonfur galbeed Soomaaliya.

1. Ibraahim Cali Aadan Najax , Wasiirka caddaaladda iyo Garsoorka

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

2. Xasan Cabdulqaadir Maxamed, Wasiirka amniga gudaha

3. Nasro Aweys Sheekh Xuseen , Wasiirka Haweenka iyo Xuquul Insaanka

4. Mustaf Maxamed Iidow , Wasiirka Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta Sare

5. Isaaq Cali Subad , Wasiirka Beeraha

6. Cali Sheekh Cabdullaahi (Sheekh Afgooye) , Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

7. Maxamed Istaaq Cali Ibraahim , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka

8. Saciid Axmed Cali Cumar , Wasiirka Dastuurka

9. Cabdifatax Maxamed Cali Abaroone , Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda

10. Eng. Diini Cabdinuur Maxamed , Wasiirka Bay’ada iyo Isbeddelka Cimilada

11. Nuur Siidow Baaba , Wasiirka Diinta iyo Awqaafta

Wasiiru Dawle;

1. Dr. Maxamed Ibraahim Nuur , Wasiiru Dawlaha madaxtooyadda Koonfurgalbeed

Wasiir ku-xigeenno; 

1.Maxamed Xuseen Xasan (Caddaawe) , Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka

2.Maxamed Qeys Xasan , Wasiir ku-xigeenka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

3. Cumar Daaud Khaliif , Wasiir ku-xigeenka Macdanta iyo Batroolka.

Xubnahaan oo looga fadhiyo inay halkaas kasii amba qadaan shaqooyinkii ay hayeen,xubinihii ka horreeyay ayaga.

Previous Post

Caddeynta Habraacii loo maray qaadashada macallimiinta Qaran 

Next Post

Minister of Information opens training for 30 journalists in Mogadishu

Next Post
Minister of Information opens training for 30 journalists in Mogadishu

Minister of Information opens training for 30 journalists in Mogadishu

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In