Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo saaray liiska musharixiinta Aqalka Sare

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magaacabay Wasiiro cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska magacyada u tartamaya kuraasta Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.

Wareegto ayaa u qorneyd sida hoos ku cad

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Markuu arkay:     Dastuurka Kumeel gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya                              qodobkiisa Qodobka 71aad iyo Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur                                 Galbeed Soomaaliya Qodobka 48aad farqadiisa 1aad.

Markuu arkay:     Heshiiska siyaasadeed ay wada gaareen Dowladda Federaalka iyo                                      Dowladaha Xubnaha ka ah ee lagu saxiixay Muqdisho taariikhda 17                                   September 2020, Ansixiyeyna Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya 26                             September 2020 iyo War-murtiyeedkii Shirka Golaha Wadatashiga Qaran                           ee dhacay taariikhda 27-kii May 2021 iyo 29kii June 2021.

Markuu tixgeliyay: Muhiimadda ay leedahay in la helpo xubnaha ku matalaya Aqalka Sare                               ee Baarlamaanka Federaalka ee Dowlad Goboleedka Koonfur                                            Soomaaliya.

Madaxweynaha waxa uu soo gudbinayaa xubnaha musharixiinta ee ka mid noqonaya kuraasta Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Sida ku xusan magacyadooda hoos

 

  1. Aadan Cabdinaasir  Maxamed
  2. Maxamed Xasan    Aadan

 

  1. Xuseen Maxamed   Daahir
  2. Xasan Maxamed    Nuur

 

  1. Zamzam Ibraahim  Cali
  2. Shariifo Xaaji Cusmaan  lbraahim

 

  1. Maxamuud Maxamed Cabdinuur ( Garabeey )
  2. Nuur Baabul  Cadow

 

  1. Ayaan Aadan  Cabdullaahi
  2. Farxiyo Nuur  Aadan

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil xigeen ka qalin-jabiyey dugsiga tababarka Ciidammada ee TurkSom “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka doorashada Aqalka Sare

Next Post
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka doorashada Aqalka Sare

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka doorashada Aqalka Sare

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In