Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo sheegay in ay heshiisyo la galeen dowlad deegaanka Ethiopia

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha maamulka K/galbeed oo magacaabay qeyb kale oo wasiirro ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi Wasiiro maamulkiisa ah oo muddooyinkan dambe safar shaqo ku kala bixiyay dalka Ethiopia iyo magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Mas’uuliyiintii wafdiga Madaxweyanaha ku soo dhaweysay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa kamid ahaa Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur galbeed, maamulka gobolka Baay,saraakiisha ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya iyo boqolaal dadweyne oo ku nool magaaladaasi.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Qaar kamid ah Haweenkii soo dhaweeyay wafdiga Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goobta ku soo bandhigay ciyaaro dhaqameed lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha iyo wafdigiisa.

Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo la hadlay dadkii soo dhaweeyay ayaa ugu mahadceliyay soo dhaweynta ay u sameeyeen,waxaana uu sheegay in safarkii uu magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Ethiopia uu ku tagay uu ahaa mid laga gaaray u jeedadii laga halaa.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa intaa ku daray in Madaxda Is maamulka Ethiopia ay kala hadleen sidii iskaashi uu u dhex mari lahaa maamulka Koonfur galbeed iyo kan dowlad deegaanka isla markaana ay is afgarad ku soo dhamaaday.

Previous Post

Wadada dhexmarta Suuqa Bakaraaha oo laami la saarayo (Sawirro)

Next Post

Beelo heshiis ku wada gaaray Dhuusa mareeb

Next Post
Dhalinyarada degmada Dhuusamareeb oo hogaan cusub doortay

Beelo heshiis ku wada gaaray Dhuusa mareeb

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In